{"id":24952,"date":"2016-09-13T13:14:25","date_gmt":"2016-09-13T13:14:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24952"},"modified":"2016-09-13T13:14:25","modified_gmt":"2016-09-13T13:14:25","slug":"war-deg-deg-ah-dayuurad-siday-madaxweyne-geelle-oo-dib-uga-laabatay-hawada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/13\/war-deg-deg-ah-dayuurad-siday-madaxweyne-geelle-oo-dib-uga-laabatay-hawada-muqdisho\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah: Dayuurad siday Madaxweyne Geelle oo dib uga laabatay hawada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho {<strong>Arabsiyo News<\/strong>}&#8211;Dayuuradii waday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay iney ka soo degi weyday garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Danjiraha Jabuuti u fadhiya Muqdisho ayaa sidaas u xaqiijyey warbaahinta dowlada, waxaana uu intaa ku daray iney dib u laabatay.<\/p>\n<p>Danjiraha ayaa intaa ku daray in dayuurada uu la socday Madaxweyne Geelle ay cilad farsamo awgeed ugaa laabatay Muqdisho, wuxuuna intaa ku daray in dayuurada ay si nabadgelyo ah ugu degtay jabuuti<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya iyo raisul wasaaraha Itoobiya ayaa illaa hadda soo gaaray Muqdisho, iyadoo ay weli maqan yihiin madaxda dalalka Ugandha, Sudan iyo Jabuuti oo la sugayo.<\/p>\n<p>Wakaalada wararka u faafisa dowlada ee SONNA ayaa saaka faafisay in madaxweyne Geelle uu soo gaaray Muqdisho hase ahaatee warkaas ayaa beenoobay markii dambe.<\/p>\n<p>Wixii ku soo kala soco Arabsiyonews.com \u00a0Insha allaah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho {Arabsiyo News}&#8211;Dayuuradii waday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay iney ka soo degi weyday garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Danjiraha Jabuuti u fadhiya Muqdisho ayaa sidaas u xaqiijyey warbaahinta dowlada, waxaana uu intaa ku daray iney dib u laabatay. Danjiraha ayaa intaa ku daray in dayuurada uu la socday Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6us","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24952"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24952\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}