{"id":2491,"date":"2014-12-24T10:17:55","date_gmt":"2014-12-24T10:17:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2491"},"modified":"2014-12-24T10:17:55","modified_gmt":"2014-12-24T10:17:55","slug":"saynisyahanno-riyuhu-waxay-ay-ka-caqli-iyo-xasuus-badan-yihiin-xayawaanka-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/24\/saynisyahanno-riyuhu-waxay-ay-ka-caqli-iyo-xasuus-badan-yihiin-xayawaanka-kale\/","title":{"rendered":"SAYNISYAHANNO  \u201cRiyuhu Waxay Ay Ka Caqli Iyo Xasuus Badan Yihiin Xayawaanka Kale"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/unnamed5-150x150.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2492\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/unnamed5-150x150.png?resize=150%2C150\" alt=\"unnamed5-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Saynisyahanno u dhashay dalka Britain ayaa ogaaday in riyuhu aad uga caqli badan yahiin sidii horey loo malaynayay.<\/h2>\n<h2>Khubarada ayaa tajiibo xiiso badan ku sameeyay xayn riya ah, kuwaas oo loo tababaray sidii ay cunto ugala soo bixi lahaayeen sanduuq meel sare laga soo laa laadiyay.<\/h2>\n<h2>Khubarada ayaa bil kaddib tijaabiyay xasuusta ay riyaha u leeyihiin waxa la baray, waxaana ay tijaabo kale sameeyeen 10 bilood kaddib.<\/h2>\n<h2>Waxaa u cadaatay in riyaha ay si wanaagsan u xifdiyeen tababarka.<\/h2>\n<h2>Dr Elodie Briefer, oo wax ka qoray baadhitaanka, ayaa sheegay in xasuusta riyaha iyo muddada yar ee ay ku barteen ay muujineyso xasuustooda dheer.<\/h2>\n<h2><b>Baadhitaan wakhti qaatay<\/b><\/h2>\n<h2>Riyaha ayaa loo kala qaaday laba qaybood, kuwo waxaa loo soo bandhigay ri\u2019 horray loo carbiyay oo furaysa sanduuqa, halka kuwa kalana aan waxba loo soo bandhigin.<\/h2>\n<h2>Dr Briefer, ayaa sheegay in ay ogaadeen in riyaha aan fursad loo siin in ay daawadaan tijaabada ay si la mid ah kuwa kale tababarka ugu guuleysteen.<\/h2>\n<h2>Dr Briefer ayaa intaa ku daray in riyaha ay doorbidaan in ay iskood wax u bartaan oo aysan kuwa kale ka eegan ama ka qishin.<\/h2>\n<h2>Waa markii ugu horreysay ee ay khubarada Sayniska baadhitaan noocan oo kale ah ku sameeyaan xoolaha la dhaqdo, waxaana ay taasi ka turjimi kartaa qaabka ay ula noolaadaan bani\u2019aadanka iyo sida ay geedaha duurka ugu noolaadaan.<\/h2>\n<h2>Dr Alan McElligott, oo isna wax ka qoray baadhitaanka ayaa sheegay in arrintan cusub ay muujinayso in riyaha ay caqli leeyihiin, oo ay baran karaan waxyaabaha adag<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saynisyahanno u dhashay dalka Britain ayaa ogaaday in riyuhu aad uga caqli badan yahiin sidii horey loo malaynayay. Khubarada ayaa tajiibo xiiso badan ku sameeyay xayn riya ah, kuwaas oo loo tababaray sidii ay cunto ugala soo bixi lahaayeen sanduuq meel sare laga soo laa laadiyay. Khubarada ayaa bil kaddib tijaabiyay xasuusta ay riyaha u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2492,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Eb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2491"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2491\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}