{"id":24850,"date":"2016-09-10T16:09:35","date_gmt":"2016-09-10T16:09:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24850"},"modified":"2016-09-10T16:09:35","modified_gmt":"2016-09-10T16:09:35","slug":"gudomiyaha-kulmiye-ee-finland-oo-madaxwaynaha-ku-hambalyeyay-goaanka-uu-ka-gaadhay-saami-qaybsiga-kuraasta-wakiilada-iyo-wakhtiga-doorashooyinka-la-qabanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/10\/gudomiyaha-kulmiye-ee-finland-oo-madaxwaynaha-ku-hambalyeyay-goaanka-uu-ka-gaadhay-saami-qaybsiga-kuraasta-wakiilada-iyo-wakhtiga-doorashooyinka-la-qabanayo\/","title":{"rendered":"Gudomiyaha Kulmiye  ee Finland Oo Madaxwaynaha Ku Hambalyeyay  Go,aanka Uu Ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiilada Iyo Wakhtiga Doorashooyinka La Qabanayo"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finland Axmed C\/laahi Khaliif (Axmed Wali) Ayaa Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Ku Hambalyeyay Go,aanka Uu Ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiilada Iyo Wakhtiga Doorashooyinka La Qabanayo<br \/>\nTaasi Oo Maanta Uu War saxaafadeed Ka Soo Saaray Madaxweynaha<br \/>\nJamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo<br \/>\nDhambaalkasi Oo Uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finland Axmed C\/laahi Khaliif (Axmed Wali) Uu Soo Gaadh Siyay War Qabadka Arabsiyo.Net Ayaa Waxa Uu U Dhignaa Sidan<br \/>\nDhamaanba Umada Muslimka ah Waxan Ku Salaamayaa Salaanta Islaamka ASc Salaan Kadib Anigoo Ku Hadlaya Magacayga Iyo Ka Jaaliyada Reer Finland Ee Aan Gudoomiyaha U Ahayba<br \/>\nWaxan Halkan Ka Hambalyaynayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Aadan ( AxmedSiilaanyo) Oo Aan Ku Hambalyaynayo Go,aamada Geesinimada Leh Ee Uu Ka Qaatay Saami Qaybsiga Beelaha Ee Li Taxaluqa Saamiga Kuraasta Wakiilada Iyo Wakhtiga Doorashooyinka La Qabanayo<br \/>\nIyowaliba Sida Geesinimada Leh Ee Uu U Kala Qaaday Labada Doorasho Ee Wakiilada Iyo Madaxtoyada<br \/>\nMar Labaad Iyo Mar Sadexaadba Waxanu U Hambalyaynayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Aadan ( AxmedSiilaanyo) Oo Aan Leeyay<br \/>\nHambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane Madaxwayne<br \/>\nWaa Talaabo Haboon Oo Qaranka Mihiimad Balaadhan U Leh Waxana Ku Xusi Taariikhda Waana Mid Aad Ku Dhiiratay Inaad Go,aano Dhaxalgal ah Ka Gaadho Arimahaasi Oo Ay Wax Midho Dhal Ah Ka Gaadhi Waayen Asxaabta Mucaaridka Iyo Golaha Wakiiladu<br \/>\nWaana Mid Markhaati Madoon Ah Inay Madaxwaynaha Ka Go,antahay In Si Cadaalad Ah Loga Wada Muuqdo Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ay<br \/>\nGobolda Qaarkod Tabayaan Xaqii Iyo Saamigii Ay Ku Lahaayen Kuraasta Golaha Wakiillada<br \/>\nArabsiyo.net<br \/>\nOffice Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finland Axmed C\/laahi Khaliif (Axmed Wali) Ayaa Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Ku Hambalyeyay Go,aanka Uu Ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiilada Iyo Wakhtiga Doorashooyinka La Qabanayo Taasi Oo Maanta Uu War saxaafadeed Ka Soo Saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Dhambaalkasi Oo Uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24855,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-24850","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6sO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24850"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24850\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}