{"id":24814,"date":"2016-09-10T13:06:37","date_gmt":"2016-09-10T13:06:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24814"},"modified":"2016-09-10T13:06:37","modified_gmt":"2016-09-10T13:06:37","slug":"madaxweynaha-somaliya-oo-goordhaweyd-shir-jaraaid-ku-qabtay-moqdisho-kana-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/10\/madaxweynaha-somaliya-oo-goordhaweyd-shir-jaraaid-ku-qabtay-moqdisho-kana-hadlay\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO GOORDHAWEYD SHIR JARAA\u2019ID KU QABTAY MOQDISHO KANA HADLAY\u2026"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goordhaw Shir Jaraa\u2019id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxa uu \u00a0ka hadlay Shirka Madaxda IGAD ku yeeanayaan Muqdisho ,sababta loo xidhay Wadooyinka magaalada Muqdisho iyo arimo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-32064 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x1.jpg?resize=640%2C426\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x1.jpg?w=640 640w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x1\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxa uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in magaalada Muqdisho lagu qabanayo Shir Madaxeedka IGAD, waxa uuna tilmaamay in Dowlada Soomaaliya ay si weyn ugu diyaar garowday marti galinta shirkaasi muhiimka ah.<\/p>\n<p>\u201dDalka waxaa horey ugu shiray Wasiirada Arimaha Dibada IGAD, waxaan hadana marti galineynaa Shirka Madaxda Urur Goboleedka IGAD, waa arin taariikhi ah maadama markii ugu horeesay uu shirkan ka dhacayo Soomaaliya\u201d Ayuu yidhi Madaxweynaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-32065 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x2.jpg?resize=640%2C426\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x2.jpg?w=640 640w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x2.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x2\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in amaanka magaalada Muqdisho si weyn loo adkeeyay ayna heegan ku jiraan ciidamada amaanka si looga hortago in falal amaanka lidi ku ah in ay dhacaan shirka kahor.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in sababta loo xidhay Wadooyinka magaalada Muqdisho in ay tahay xaqiijinta amaanka, waxa uuna ugu baaqay shacabka in aysan culees u dareemin wadooyinka xiran lana shaqeeyaan ciidamada amaanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale Shirka jaraa\u2019id uga hadlay Shirka Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran uga socda magaalada Muqdisho, waxa uuna tilmaamay in shirkaasi uu meel fiican marayo ayna kasoo baxayaan natiijooyin wax ku ool ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-32066 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x3.jpg?resize=640%2C426\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x3.jpg?w=640 640w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/x3.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"x3\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goordhaw Shir Jaraa\u2019id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxa uu \u00a0ka hadlay Shirka Madaxda IGAD ku yeeanayaan Muqdisho ,sababta loo xidhay Wadooyinka magaalada Muqdisho iyo arimo kale oo muhiim ah. Waxa uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in magaalada Muqdisho lagu qabanayo Shir Madaxeedka IGAD, waxa uuna tilmaamay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24817,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6se","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24814"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24814\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}