{"id":24792,"date":"2016-09-09T18:38:22","date_gmt":"2016-09-09T18:38:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24792"},"modified":"2016-09-09T18:38:22","modified_gmt":"2016-09-09T18:38:22","slug":"deg-deg-masuul-hada-iska-casilay-xisbiga-waddani-waa-kuma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/09\/deg-deg-masuul-hada-iska-casilay-xisbiga-waddani-waa-kuma\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- MASUUL HADA ISKA CASILAY XISBIGA WADDANI + WAA KUMA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Guddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Wadani Marwo Saynab Axmed Cali ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaacisay in \u00a0iska casishay xilkii ay ka haysay Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-31949 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/breaking-1.jpg?resize=477%2C285\" sizes=\"auto, (max-width: 477px) 100vw, 477px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/breaking-1.jpg?w=650 650w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/breaking-1.jpg?resize=300%2C179 300w\" alt=\"breaking\" width=\"477\" height=\"285\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Marwo Saynab faah faahin wax faah faahin ah kamay bixin sababa ay isku casishey \u00a0\u00a0hasa yeeshee \u00a0waxaa ay qoraal kooban oo ay soo gaadhsiiyey shabakada Ilaysnews.com ku \u00a0sheegtay inay Xubinimadii xisbigana ka baxday.<\/p>\n<p>Qoraalka uddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Wadani Marwo Saynab Axmed Cali ayaa u qornaa sidan<\/p>\n<p>\u201c Waxa maanta oo ay bishu tahay 9 bishii 9 2016 aaan gabi ahaanba iska casilayaa xilkii aan garabka dhalinyarda heeer qaran we xusbiga Waddani u ahaya isla markana\u00a0 xubinimadii xisbigana\u201d ayey tidhi marwo Saynab<\/p>\n<p>Si kastaba\u00a0 ha ahaate is casilaada gudoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada xisbiga Waddnai Mawo Saynab ayaa waxaa ay ku beegantey xilli gudoomiyaha xisbiga Waddani \u00a0Cabdiraxmaan Ciro oo isla maanta gudoomiyaha garabka dhalinyarada\u00a0 u magacaabey Maxamed Sadiiq oo isagu \u00a0hore u ahaa afhayeenka garabka dhalinyarada\u00a0 xisbiga Waddani .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenkii garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Wadani Marwo Saynab Axmed Cali ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaacisay in \u00a0iska casishay xilkii ay ka haysay Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani. Marwo Saynab faah faahin wax faah faahin ah kamay bixin sababa ay isku casishey \u00a0\u00a0hasa yeeshee \u00a0waxaa ay qoraal kooban oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24793,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6rS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24792"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24792\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}