{"id":24764,"date":"2016-09-09T11:09:57","date_gmt":"2016-09-09T11:09:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24764"},"modified":"2016-09-09T11:09:57","modified_gmt":"2016-09-09T11:09:57","slug":"sideed-kaaliye-oo-ka-hawl-gala-maxkamada-racfaanka-gobolka-maroodi-jeex-oo-loo-xidhay-arin-ku-saabsan-facebooga-iyo-gudoomiyaha-maxkamada-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/09\/sideed-kaaliye-oo-ka-hawl-gala-maxkamada-racfaanka-gobolka-maroodi-jeex-oo-loo-xidhay-arin-ku-saabsan-facebooga-iyo-gudoomiyaha-maxkamada-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"SIDEED KAALIYE OO KA HAWL GALA MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA MAROODI-JEEX OO LOO XIDHAY ARIN KU SAABSAN FACEBOOGA IYO GUDOOMIYAHA MAXKAMADA OO KA HADLAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargaysa {<strong>Arabsiyo News<\/strong>}&#8211;Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah uga hadashay sababta keentay in la xabsiga loo taxaabo qaar ka mid ah Hawl-wadeeno ka tirsan Maxkamadaha racfaanka, Gobolka iyo Degmada Hargeisa. Waxaanay Maxkamadu sheegtay in Dadka la xidhay ay samaysteen\u00a0 Face-book account been abuur ah lagana been abuuray Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka M\/ jeex . Cali Suudi Diiriye.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28016\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/17\/dhalinyaro-somali-mareykana-oo-xukuno-adag-lagu-riday-sidii-ay-wax-u-dhaceen-iyo-waalidiintooda-oo-meesha-ka-hadley\/dhalin-yar\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Dhalin-yar.jpg?fit=630%2C309&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"630,309\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;Abdifataah Mohammed&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1479352965&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"dhalin-yar\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Dhalin-yar.jpg?fit=630%2C309&amp;ssl=1\" class=\" wp-image-28016 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/facebook_2.jpg?resize=525%2C350\" sizes=\"auto, (max-width: 525px) 100vw, 525px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/facebook_2.jpg?w=1920 1920w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/facebook_2.jpg?resize=300%2C200 300w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/facebook_2.jpg?resize=1024%2C683 1024w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/facebook_2.jpg?resize=800%2C533 800w\" alt=\"facebook_2\" width=\"525\" height=\"350\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Warsaxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil \u201c Halac\u201d ayuu kaga sheekeeyey sababta waqtigan keentay inay xabsiga u taxaabaan kaaliyayaashani, \u201c Face-book been abuurka ah waxa lagu faafiyey\u00a0 warar been abuur ah oo boro-bogaande ah, looguna talo galay in layskaga hor keeno bahda Caddaalada iyo Garsoorka\u201d<\/p>\n<p>ayuu yidhi Guddoomiye Axmed Dalmar.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu gudoomiyaha Maxkmada Gobolka Hargeysa uu sheegay in ay wali gacanta ku hayaan baadhistii haayada amaanku isaga oo arimahasi mar kale ka hadlaya waxa uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201c baadhistii kiiskani way socotaa, waxana gacanta ku haya Hay\u2019adaha baadhista Dambiyada. Waxanay Maxkamada ka soo codsadeen waaran sharciya oo lagu qab-qabanayo kaaliyayaashan kaasi oo ay hadda ku xidhan yihiin\u201d waxana war-saxaafadeedkan lagu soo gabagabeeyey \u201c waxa la hor keeni doonaa Maxamad awood u leh iyaga oo heli doona garnaq Caddaalad ku dhisan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa {Arabsiyo News}&#8211;Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah uga hadashay sababta keentay in la xabsiga loo taxaabo qaar ka mid ah Hawl-wadeeno ka tirsan Maxkamadaha racfaanka, Gobolka iyo Degmada Hargeisa. Waxaanay Maxkamadu sheegtay in Dadka la xidhay ay samaysteen\u00a0 Face-book account been abuur ah lagana been abuuray Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24765,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6rq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24764"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24764\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}