{"id":24702,"date":"2016-09-08T11:12:16","date_gmt":"2016-09-08T11:12:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24702"},"modified":"2016-09-08T11:12:16","modified_gmt":"2016-09-08T11:12:16","slug":"dowladda-jabuuti-oo-safiir-cusub-u-soo-magacawday-soomaaliya-waa-kuma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/08\/dowladda-jabuuti-oo-safiir-cusub-u-soo-magacawday-soomaaliya-waa-kuma\/","title":{"rendered":"DOWLADDA JABUUTI OO SAFIIR CUSUB U SOO MAGACAWDAY SOOMAALIYA + WAA KUMA?"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho (Arabsiyo<strong><em>-News):-\u00a0 <\/em><\/strong>Dowladda Jabuuti ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kadib markii Safiirkii hore Dayib Dhubad Rooble uu u dhamaaday howshii Diblomaasinimo ee uu Soomaaliya u joogay muddo sanado ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-31868 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ss.jpg?resize=648%2C486\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ss.jpg?w=648 648w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ss.jpg?resize=300%2C225 300w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/ss.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"ss\" width=\"648\" height=\"486\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Safiirka cusub ee Jabuuti u soo magacawday Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Amb. Aadan Hassan Aadan, waxaana Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay ka guddoontay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga Danjirnimo.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta MaalgashigaC\/salaan Cumar Hadliye iyo Safiirka cusub oo kulan wada yeeshay ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada badan leh ee labada dal ka dhaxeeya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-31869 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/sss.jpg?resize=648%2C486\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/sss.jpg?w=648 648w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/sss.jpg?resize=300%2C225 300w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/sss.jpg?resize=258%2C193 258w\" alt=\"sss\" width=\"648\" height=\"486\" \/><\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Djibouti waa laba dal oo walaalo ah, kana dhaxeeya xidhiidh \u00a0sal adag .<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa kaalin balaadhan ku laheyd gobonnimada wadanka Djibouti, iyadoo aqoonsatay qarannimada iyo madax banaanida dalkaasi isla markii lagu dhawaaqay gobonnimada dalkaasi oo ku beegneyd June 27, 1977, waxaana labada dal ay u saldhigeen xidhiidh\u00a0 diblomaasiyadeed iyo iskaashi\u00a0 wadaag ah oo ku dhisan walaalnimo.<\/p>\n<p>Dowladda Djibouti waxa ay kaalin firfircoon ku leedahay dalalka ciidamada ugu deeqay howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo hab wadaag ah kula shaqeeya Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya .<\/p>\n<p>Ciidamada Djibouti waxa ay ka howlgalaan degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya , waxaana dadka Soomaaliyeed ay ugu magac dareen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):-\u00a0 Dowladda Jabuuti ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kadib markii Safiirkii hore Dayib Dhubad Rooble uu u dhamaaday howshii Diblomaasinimo ee uu Soomaaliya u joogay muddo sanado ah. Safiirka cusub ee Jabuuti u soo magacawday Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Amb. Aadan Hassan Aadan, waxaana Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay ka guddoontay nuqul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6qq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24702"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24702\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}