{"id":24698,"date":"2016-09-08T07:48:24","date_gmt":"2016-09-08T07:48:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24698"},"modified":"2016-09-08T07:48:24","modified_gmt":"2016-09-08T07:48:24","slug":"maxkamadda-sare-oo-mudaysay-dacwadii-faysal-cali-waraabe-iyo-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/08\/maxkamadda-sare-oo-mudaysay-dacwadii-faysal-cali-waraabe-iyo-jamaal-cali-xuseen\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare Oo Mudaysay Dacwadii Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa mudaysay dhagaysiga rafcaanka uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe u gudbiyay maxkamadda sare, kaas oo uu ka soo qaatay go\u2019aankii guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/maxresdefault-1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-24699\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/maxresdefault-1-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"maxresdefault (1)\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dacwada ayaa waxay maxkamadda sare u mudaysay inay qabsoonto 18-ka bishan September. Maxkamadda ayaa la filayaa inay hal maalin dhagaysto dacwadaas ka dibna ay soo saarto go\u2019aanka ay ka gaadhay rafcaanka uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay go\u2019aankaas ay hore u gaadheen guddiga diiwaangelinta ururada oo uu qawaday, inkastoo markii hore uu aqbalay.<br \/>\nArabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>Xigasho geeska<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo News)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa mudaysay dhagaysiga rafcaanka uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe u gudbiyay maxkamadda sare, kaas oo uu ka soo qaatay go\u2019aankii guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda. Dacwada ayaa waxay maxkamadda sare u mudaysay inay qabsoonto 18-ka bishan September. Maxkamadda ayaa la filayaa inay hal maalin dhagaysto dacwadaas ka dibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24699,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6qm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24698"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24698\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}