{"id":24691,"date":"2016-09-08T06:39:44","date_gmt":"2016-09-08T06:39:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24691"},"modified":"2016-09-08T06:39:44","modified_gmt":"2016-09-08T06:39:44","slug":"ninkii-sababta-u-ahaa-in-la-joojiyo-jaadkii-dalka-kenya-laga-keeni-jiray-oo-cabsi-xoogan-lasoo-daristay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/08\/ninkii-sababta-u-ahaa-in-la-joojiyo-jaadkii-dalka-kenya-laga-keeni-jiray-oo-cabsi-xoogan-lasoo-daristay\/","title":{"rendered":"Ninkii Sababta u ahaa in la joojiyo Jaadkii dalka Kenya laga keeni jiray oo Cabsi xoogan lasoo daristay"},"content":{"rendered":"<p>Kenya {<strong>ArabsiyoNews<\/strong>}&#8211;Guddoomiyaha Gobolka Meru ee dalka Kenya Peter Munye ayaa sheegay in ay lasoo daristay cabsi xoogan ayna noloshiisa ku jirto halis, kadib markii lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa joojinta jaadkii Kenya u dhoofin jirtay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Peter Munye ayaa xusay in culees badan uu kala kulmayo ganacsatada qaadka dhoofin jirtay , waxa uuna tilmaamay in uu hada ka cabsanayo in la dilo ama dhibaato loo geesto kadib markii Dowlada Soomaaliya ku eedeesay in isagu sabab u ahaa joojinta jaadka.<\/p>\n<p>&#8221; Hada waxa ay qatar galiyeen nolosheeda, ma ahan mid wanaagsan qaabkan ay igula xifaaltameyn, sababta loo joojiyay qaadka anigu ma lihi ee waxaa sabab u ah shir Madaxeedka IGAD ee ka dhacaya magaalada Muqdisho&#8221; AYuu yiri Peter Munye .<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Meru ayaa iamaanaya ,xili Safiirka dowlada Somalia u fadhiya dalka Kenya, Ambassador Jamaal Xasan uu sheegay in ninkan uu masuul ka ahaa sababta jaadka loo joojiyay kadib markii ganacsigii jaadka uu Siyaasad u adeegsaday .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya {ArabsiyoNews}&#8211;Guddoomiyaha Gobolka Meru ee dalka Kenya Peter Munye ayaa sheegay in ay lasoo daristay cabsi xoogan ayna noloshiisa ku jirto halis, kadib markii lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa joojinta jaadkii Kenya u dhoofin jirtay Soomaaliya. Peter Munye ayaa xusay in culees badan uu kala kulmayo ganacsatada qaadka dhoofin jirtay , waxa uuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24693,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6qf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24691"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24691\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}