{"id":24689,"date":"2016-09-08T06:31:58","date_gmt":"2016-09-08T06:31:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24689"},"modified":"2016-09-08T06:31:58","modified_gmt":"2016-09-08T06:31:58","slug":"war-deg-deg-ah-xildhibaanad-katirsan-baarlmaaanka-soomaaliya-oo-saakay-geeriyootay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/08\/war-deg-deg-ah-xildhibaanad-katirsan-baarlmaaanka-soomaaliya-oo-saakay-geeriyootay\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah Xildhibaanad katirsan Baarlmaaanka Soomaaliya oo saakay Geeriyootay"},"content":{"rendered":"<p>INDIA{<strong>Arabsiyo News<\/strong>}&#8211;Allaha u naxariistee waxaa saakay Isbitaal kuyaala dalka Hindiya ku geeriyootay Xildhibaanad katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Xildhibaanad Faadumo Nuur.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa u geeriyootay xanuun soo wajahay, iyadoona dhawaan dalka Hindiya Isbitaal kuyaala loo geeyay in lagu daweeyo, waxaana geerida Xildhibaanada noo xaqiijiyay xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaanadan katirsaneed Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee saakay ku geeriyootay dalka Hindiya.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INDIA{Arabsiyo News}&#8211;Allaha u naxariistee waxaa saakay Isbitaal kuyaala dalka Hindiya ku geeriyootay Xildhibaanad katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Xildhibaanad Faadumo Nuur. Xildhibaanada ayaa u geeriyootay xanuun soo wajahay, iyadoona dhawaan dalka Hindiya Isbitaal kuyaala loo geeyay in lagu daweeyo, waxaana geerida Xildhibaanada noo xaqiijiyay xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6qd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24689"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24689\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}