{"id":24683,"date":"2016-09-08T06:15:47","date_gmt":"2016-09-08T06:15:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24683"},"modified":"2016-09-08T06:15:47","modified_gmt":"2016-09-08T06:15:47","slug":"puntland-oo-sheegtay-in-ay-deg-deg-u-la-wareegayso-gobalka-laascaanood-iyo-waxa-ay-uga-jeedo-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/08\/puntland-oo-sheegtay-in-ay-deg-deg-u-la-wareegayso-gobalka-laascaanood-iyo-waxa-ay-uga-jeedo-warbixin\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Sheegtay In Ay Deg Deg U la Wareegayso Gobalka Laascaanood Iyo Waxa Ay Uga Jeedo (Warbixin)"},"content":{"rendered":"<p>Puntland {<strong>Arabsiyo-News<\/strong>}&#8211;Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Xariirka gobalada Puntland oo ka hadlayay magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay Puntlandsi deg deg ah uga jawaabayso arrimaha \u00a0magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Wasiiru dowluhu wuxuu sheegay in ay waajibad ka saaran yahay sugida iyo Difaaca guud ee dalka, haddana ay qaadan doonto waajibaadkeeda guud, isagoo ula jeeday in ay Puntland dib ula wareegayso gobalkaas.<\/p>\n<p>isaga oo sheegay in anay ka aamusi doonin xaaladda Laascaanood oo ay Ilgaar ah ku hayso jawaabna ka bixinayso,<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Wasiiru dowlaha waxa kale oo uu sheegay in ay ku dagaalami doonan laascaanod xoogna ay ku qabsano doona wakhti Dhow waxa kale oo uu\u00a0sheegay in ay ku guubaabiyeen odayaasha reer\u00a0Puntland in laascanood la qabsado<\/p>\n<p>laascanood waxay ka mid tahay gobolada somaliland waxana lagu tilmaama magaalooyinka uga amaanka fiican magaalooyinka somalilad oo xududaheeda ay yihiin mid ay sifican u sugaan ciidamada kala duwan ee somalilad<\/p>\n<p>magaalada Laascaanod ee xarunta gobolkasool waa magaalo wayn dhisme ahaan\u00a0waxana mudooyinkii u danbeyey ka muuqday koboc dhaqaale iyo mid horu marineeed oo ay ka hirgelisay xukuumada madaxwayne siilanyo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland {Arabsiyo-News}&#8211;Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Xariirka gobalada Puntland oo ka hadlayay magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay Puntlandsi deg deg ah uga jawaabayso arrimaha \u00a0magaalada Laascaanood. Wasiiru dowluhu wuxuu sheegay in ay waajibad ka saaran yahay sugida iyo Difaaca guud ee dalka, haddana ay qaadan doonto waajibaadkeeda guud, isagoo ula jeeday in ay Puntland dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24684,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6q7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24683"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24683\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}