{"id":24663,"date":"2016-09-07T15:10:30","date_gmt":"2016-09-07T15:10:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24663"},"modified":"2016-09-07T15:10:30","modified_gmt":"2016-09-07T15:10:30","slug":"war-deg-deg-ah-kayse-axmed-digaale-oo-xabsiga-burco-loo-taxaabay-maxaa-sababay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/07\/war-deg-deg-ah-kayse-axmed-digaale-oo-xabsiga-burco-loo-taxaabay-maxaa-sababay\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah Kayse Axmed Digaale oo Xabsiga Burco loo Taxaabay +Maxaa Sababay ?"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Burco <strong><em>(Arabsiyo-News):- <\/em><\/strong>Gudoomiye \u00a0ku xigeenkii ururka suxufiyiinta\u00a0 Somaliland ee SOLJA isla markaana ah suxufi ka hawl gala telefishanka madaxa banan ee Horn Cable Tv ugana soo warama magaalada Burco Saxafi Kayse Axmed Digaale ayaa\u00a0 xabsiga loo taxaabey<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Wararka \u00a0ay Warbaahintu Ka Helayso xadhiga saxafigaas ayaa waxaa la sheegayaa in uu ka danbeeyey garsoore ka hawl gala maxkamada magaalada Burco kaas oo la sheegay in uu ka cadhoodey isla markaana uu dhibsadey war uu dhawaan saxafigu ku baahiyey bartiisa Facebook .<\/p>\n<p>Saxafi Kayse Axmed Digaale\u00a0 ayaa waxaa uu dhawaan barta uu ku leeyahay shabakada ay bulshadu ku xidhiidho ee Facebook ku soo daabacay arin uu ku sheegay in uu mucjiso tahay isla markaana uu la kulmay taas oo\u00a0 ku taxaluuqda nin garsoore ka ah magaalada Burco \u00a0oo beerka isqabta marka la eedamo kaas oo xanuunka laga jaro marka uu milix cuno oo uu sheegay in uu isagu arintaasi goob joog\u00a0 u ahaa iyada oo ay ku dhacdey garsooraha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyo-News):- Gudoomiye \u00a0ku xigeenkii ururka suxufiyiinta\u00a0 Somaliland ee SOLJA isla markaana ah suxufi ka hawl gala telefishanka madaxa banan ee Horn Cable Tv ugana soo warama magaalada Burco Saxafi Kayse Axmed Digaale ayaa\u00a0 xabsiga loo taxaabey &nbsp; Wararka \u00a0ay Warbaahintu Ka Helayso xadhiga saxafigaas ayaa waxaa la sheegayaa in uu ka danbeeyey garsoore ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24664,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6pN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24663"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24663\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}