{"id":24653,"date":"2016-09-07T13:04:22","date_gmt":"2016-09-07T13:04:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24653"},"modified":"2016-09-07T13:04:22","modified_gmt":"2016-09-07T13:04:22","slug":"daawo-xildhbibaanada-golaha-guurtida-oo-gudoomiye-saleebaan-xaqal-ciid-waydiistay-jawaabtiisii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/07\/daawo-xildhbibaanada-golaha-guurtida-oo-gudoomiye-saleebaan-xaqal-ciid-waydiistay-jawaabtiisii\/","title":{"rendered":"Daawo Xildhbibaanada Golaha Guurtida oo Gudoomiye Saleebaan Xaqal ciid waydiistay + Jawaabtiisii"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargeysa<em><strong> (ArabsiyoNews):-<\/strong> <\/em>Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamud Aadan ayaa waxaa uu sheegay in dakhliga dalka ka soo baxa ay badankiisa ay qaatan saddexda gole ee Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Gudoomiyaha ayaa \u00a0oo ka dareen celinaayey \u00a0baaq kaga yimid xildhibaan ka tirsan golahaasi oo gudoomiyaha weydiistey lacag xaqul ciid ah ayaa waxaa uu gudoomiyuh kaga jawaabey<\/p>\n<p>\u201cWaaryaadha waaa nimanka xaqal ciid \u00a0ha lahaanine , waxii qaranka ka soo baxaayey saddex deenan gole uun baa isku koobey ma cid kale ayaa wax inala qeybsata\u00a0,\u00a0nin waliba intiisa ha isku filneysiiyo , wax sanadkii wax \u00a0kordhaan idinka uun baa jira , inteenaas saddex gole mooyane cid kale oo ay wax \u00a0kordhaan ma jirto \u201d ayuu yidhi gudoomiye Saleebaan<\/p>\n<p><em><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan\u00a0<\/strong><\/em><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/IsGn3QbDiEM\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Hargeysa (ArabsiyoNews):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamud Aadan ayaa waxaa uu sheegay in dakhliga dalka ka soo baxa ay badankiisa ay qaatan saddexda gole ee Somaliland &nbsp; Gudoomiyaha ayaa \u00a0oo ka dareen celinaayey \u00a0baaq kaga yimid xildhibaan ka tirsan golahaasi oo gudoomiyaha weydiistey lacag xaqul ciid ah ayaa waxaa uu gudoomiyuh kaga jawaabey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4161,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6pD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24653"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24653\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}