{"id":24651,"date":"2016-09-07T13:01:31","date_gmt":"2016-09-07T13:01:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24651"},"modified":"2016-09-07T13:01:31","modified_gmt":"2016-09-07T13:01:31","slug":"jamaal-cali-xussen-oo-kashifey-sababta-uu-faysal-cali-waraabe-uga-qeyb-galay-saxeexii-dhex-maray-shirkada-dp-world-iyo-somaliland-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/07\/jamaal-cali-xussen-oo-kashifey-sababta-uu-faysal-cali-waraabe-uga-qeyb-galay-saxeexii-dhex-maray-shirkada-dp-world-iyo-somaliland-muuqaal\/","title":{"rendered":"JAMAAL CALI XUSSEN OO KASHIFEY SABABTA UU FAYSAL CALI WARAABE UGA QEYB GALAY SAXEEXII DHEX MARAY SHIRKADA DP WORLD IYO SOMALILAND + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Musharaxa\u00a0 madaxweyne ee xisbiga\u00a0 mucaaridka ah ee UCID aqoon yahan Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu sheegay in warar hoose oo uu ka helayo\u00a0 xubno ka\u00a0 tirsan xukumada Somaliland ay u xaqiijiyeen in aan Faysal Cali Waraabe lagu \u00a0cusuumin in uu ka soo qeyb galo saxeexa heshiiska Dp World Iyo xukuumada Somaliland dhawaan ku dhex maray magaalada Dubai dhex maray<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu sheegay sababta uu Faysal Cali Waraabe\u00a0 uu kulankaasi uga qeyb galay ay tahay isaga oo aaminsan in arintani ay ka caawin karto\u00a0 sidii loogu xukumi lahaa \u00a0dacwada xisbigiisa ee maxkamada sare dhawaan bilaabi doonto isla markaana ay tahay talaabo uu xukuumada ku xod xodanaayo<\/p>\n<p>Waxaana uu \u00a0ugu baaqeyna\u00a0 in uu ENg Faysal Cali Waraabe ka mid noqdo xukuumada\u00a0 iyo xisbiga Kulmiye isla markaana uu buuqa ka daayo xisbiga UCID waa sida uu\u00a0 hadalka u dhigaye<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/NHgVRyHSuFM\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Musharaxa\u00a0 madaxweyne ee xisbiga\u00a0 mucaaridka ah ee UCID aqoon yahan Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu sheegay in warar hoose oo uu ka helayo\u00a0 xubno ka\u00a0 tirsan xukumada Somaliland ay u xaqiijiyeen in aan Faysal Cali Waraabe lagu \u00a0cusuumin in uu ka soo qeyb galo saxeexa heshiiska Dp World Iyo xukuumada Somaliland dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7290,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6pB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24651"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24651\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}