{"id":24642,"date":"2016-09-07T06:26:59","date_gmt":"2016-09-07T06:26:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24642"},"modified":"2016-09-07T06:26:59","modified_gmt":"2016-09-07T06:26:59","slug":"sirculus-al-shabaab-oo-weeraro-ismiidaamina-la-damacsan-dekadda-berbera-iyo-hotel-mansoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/07\/sirculus-al-shabaab-oo-weeraro-ismiidaamina-la-damacsan-dekadda-berbera-iyo-hotel-mansoor\/","title":{"rendered":"[Sirculus] Al-Shabaab oo weeraro ismiidaamina la damacsan Dekadda Berbera iyo Hotel Mansoor ?"},"content":{"rendered":"<p>Maleeshiyadda Argagixisadda Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay iney qorsheeynayaan weeraro ,qaraxyo ismiidaamina oo ay ku qaadaan Dekadda Berbera , Hotel Mansoor Hargeysa ,Qunsuliyadaha Ethiopia ku leedahay Hargeysa iyo Garowe sida ay Waagacusub.net ugu xog warameen ila wareedyo muhiima oo Waagacusub Media horey ugu sheegay xogo xasaasiya,sida weeraro ismiidaamina oo lala beegsaday goobahii ay tilmaameen sida Xeebta Liido,Beerta Nabadda, Hotel Syl, Galkacyo iyo Hotel Ambassador.<\/p>\n<p>Seddex ka mida Saraakiisha loo yaqaan [insiders] ee argagixisadda Al-Shabaab ka dhex kalluumeeysta ama xogaha ka soo gudbiya ayaa Waagacusub u sheegay in goobaha Bartilmaameedku yihiin Dekadda Berbera,Hotel Mansoor iyo goobo kale oo muhiima sida Xarumaha ajnabiyiinta ee Hargeysa .<\/p>\n<p>Saraakiisha iyo ila wareedyadda ka tirsan Al-Shabaab ee xogtaan laga helay oo qaarkood uu khilaaf kala dhaxeeyo Amiirkooda Ahmed Diiriye waxeey Waagacusub u sheegeen in Maamulka Somaliland heshiis ay kula jireen uga baxay uuna\u00a0 saami dhan 10% siiyay Dowladda Ethiopia.<\/p>\n<p>&#8220;Maamulka Somaliland waxaan kula jirnay heshiis lala galay xilligii uu noolaay Amiirkeenii Ahmed Godane laakiin waxeey tira ka seddex jeer ka baxeen heshiiskaas,waxaan la xiriirnay maalin dhaweeyd,waxaan uga dignay iney heshiiska Saamigga dekadda Berbera ee DP World 10% siiyaan Ethiopia maxaa yeelay Ethiopia waa dowlad cadaw ah,oo aan waxba ku laheyn dhulkaan Soomaaliyeed laakiin digniinteena dheg jalaq looma siin\u201d ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan lixda qof ee Al-Shabaab ugu sareeysa.<\/p>\n<p>Sarkaalka oo mudo xogo siinaayey Waagacusub wuxuu sheegay inaan Al-Shabaab laga hor istaagi karin weerarkasta oo ay damcaan balse wuxuu dhaliilay siyaasadda Amiirkooda Mr Ahmed Diiriye.<\/p>\n<p>&#8220;kuuma sheegi karo goorta iyo goobta laakiin annagaa gacanteena uga aargoosan doono Maamulka nooga baxay beecaddii aan\u00a0 ku wada jirnay ee Somaliland\u201d ayuu yiri Sarkaalkaan laga baqo ee Amniyaat-ka Al-Shabaab ka tirsan.<\/p>\n<p>Warbaahinta Waagacusub ayaa ogaatay iney Al-Shabaab weerar ismiidaamina u diyaariyeen xaflad berri [Saakay] lagu wado in arday ka qalin jibisay Admas University loogu qabto Hotel Mansoor.<\/p>\n<p>Jaamacadda Admas oo Ethiopia laga leeyahay waxeey xafladooda qalin jibinta ku casuumeen Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.<\/p>\n<p>Ciidanka sida gaarka u tababaran ee RRU ayaa lagu daadiyay Hotel Mansoor caawa iyadoo sidoo kalena Ciidan xoogan loo diray Dekadda Berbera si amaanka loo adkeeyo.<\/p>\n<p>Tifaftiraha Website-ka Waagacusub Dahir Alasow ayaa digniin hordhaca wuxuu ku qoray bartiisa Facebook.<\/p>\n<p>Dahir Alasow wuxuu horey digniino nuucaana ugu qoray bartiisa Facebook ,isagoo ka digay laba Weerar leeysku qarxiyay Waqooyigga Galkacyo, Weerarkii ugu dambeeyay ee Liido iyo Baabuurkii lagu qarxiyay Hotel SYL ee ahaay nuuca Xamuulka .<\/p>\n<p>Dahir Alasow wuxuu sheegay in baabuurkaas weyn oo qaraxyo ku rakiban una socda Hotel Syl ama Beerta Nabadda uu yaalo xaafad ku taal Degmadda Dharkenley ee Muqdisho hasse yeeshee lama dhageeysan waxaana dhacday in 24 saac kadib digniinta Wariyaha uu baabuurkii isku qarxiyay Hotel Syl Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xigasho: Waaga cusub<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyadda Argagixisadda Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay iney qorsheeynayaan weeraro ,qaraxyo ismiidaamina oo ay ku qaadaan Dekadda Berbera , Hotel Mansoor Hargeysa ,Qunsuliyadaha Ethiopia ku leedahay Hargeysa iyo Garowe sida ay Waagacusub.net ugu xog warameen ila wareedyo muhiima oo Waagacusub Media horey ugu sheegay xogo xasaasiya,sida weeraro ismiidaamina oo lala beegsaday goobahii ay tilmaameen sida Xeebta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24643,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6ps","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24642"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24642\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}