{"id":24640,"date":"2016-09-07T06:12:30","date_gmt":"2016-09-07T06:12:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24640"},"modified":"2016-09-07T06:12:30","modified_gmt":"2016-09-07T06:12:30","slug":"deg-deg-magaalo-bambooyin-sun-ah-lagu-garaacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/07\/deg-deg-magaalo-bambooyin-sun-ah-lagu-garaacay\/","title":{"rendered":"DEG DEG\u00a0MAGAALO\u00a0\u00a0BAMBOOYIN SUN AH LAGU GARAACAY\u00a0"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Suriya {<strong>Arabsiyo-News<\/strong>}-Shaqaalaha gurmadka deg degga ah ee ku sugan qaybta ay fallaagadu gacanta ku hayso ee magaalada Xalab ee dalka Suuriya, ayaa sheegay in diyaarado qummaati u kaca oo dowladdu leedahay ay ku duqeeyeen magaalada haamo ay ku jirto neefta sunta ah ee chlorine.<\/p>\n<p>Qof ku sugan bariga magaalada Xalab ayaa BBC-da u sheegay in hal qof ku dhintay boqol iyo labaatan kalena ay ku waxyeelloobeen. Dowladdu waxay dib u cusboonaysiisay go\u2019doomintii buuxday ee ay ku haystay Xalab, Qaramada Midoobayna waxay sheegtay in Suuriya uu haatan ka taaganyahay dagaal ba\u2019an oo soo laba kacleeyay.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>Arabsiyo.Net<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suriya {Arabsiyo-News}-Shaqaalaha gurmadka deg degga ah ee ku sugan qaybta ay fallaagadu gacanta ku hayso ee magaalada Xalab ee dalka Suuriya, ayaa sheegay in diyaarado qummaati u kaca oo dowladdu leedahay ay ku duqeeyeen magaalada haamo ay ku jirto neefta sunta ah ee chlorine. Qof ku sugan bariga magaalada Xalab ayaa BBC-da u sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5674,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6pq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24640"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24640\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}