{"id":24629,"date":"2016-09-06T15:43:03","date_gmt":"2016-09-06T15:43:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24629"},"modified":"2016-09-06T15:43:03","modified_gmt":"2016-09-06T15:43:03","slug":"daawo-saamaynta-qaadka-laga-joojiyay-muqdisho-iyo-suuqyada-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/06\/daawo-saamaynta-qaadka-laga-joojiyay-muqdisho-iyo-suuqyada-magaalada\/","title":{"rendered":"Daawo Saamaynta Qaadka Laga Joojiyay Muqdisho Iyo Suuqyada Magaalada"},"content":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Magaalada Muqdisho waxaa si buuxda uga dhaqangalay xayiraaddii dawladda Soomaaliya ku soo rogtay duulimaadyada qaadka ee tagi jiray Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu yaraan afar diyaaradood oo qaad sida ayaa maalin kasta tagi jiray Muqdisho, balse saaka diyaarad qaad wada ma aysan tagin.<\/p>\n<p>Inakstoo xayiraadda duulimaadyada qaadka ay ahayd waddanka oo dhan, haddana magaalooyin dhawra ayay saaka tageen diyaarado qaad sida.<\/p>\n<p>Suuqayada qaadka ee Muqdisho ayaa si weyn looga dareemay xayiraadda qaadka lagu soo rogay.<\/p>\n<p>Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan, ayaa tagay suuqa ugu weyn qaadka, warbixntan ayuu ka soo diray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8EuYIDtfgzg?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Magaalada Muqdisho waxaa si buuxda uga dhaqangalay xayiraaddii dawladda Soomaaliya ku soo rogtay duulimaadyada qaadka ee tagi jiray Soomaaliya. Ugu yaraan afar diyaaradood oo qaad sida ayaa maalin kasta tagi jiray Muqdisho, balse saaka diyaarad qaad wada ma aysan tagin. Inakstoo xayiraadda duulimaadyada qaadka ay ahayd waddanka oo dhan, haddana magaalooyin dhawra ayay saaka tageen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24630,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6pf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24629"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24629\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}