{"id":24626,"date":"2016-09-06T13:34:07","date_gmt":"2016-09-06T13:34:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24626"},"modified":"2016-09-06T13:34:07","modified_gmt":"2016-09-06T13:34:07","slug":"maxaabiis-ka-cabanaya-mushaar-yari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/06\/maxaabiis-ka-cabanaya-mushaar-yari\/","title":{"rendered":"Maxaabiis ka cabanaya mushaar yari"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/B134\/production\/_91046354_fa456098-1c75-443d-b19d-d48939a008e1.jpg?resize=696%2C428\" alt=\"Xabsiga Barwon ee dalka Australia\" width=\"696\" height=\"428\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Maxaamiista xabsiga aadka loo ilaaliyo ee ku yaalla dalka Australia ayaa waxay bilaabeen dibad bax ay ku dalbanayaan lacag badan in la siiyo.<\/p>\n<p>Xabsiga Barwon wuxuu ku yaallaa Waqooyiga-Galbeed ee magaalada Melbourne.<\/p>\n<p>Waxaa ku xiran xabsigaasi 450 qof oo ka kooban dilaayaal iyo kuwa daroogada ka ganacsada.<\/p>\n<p>Waxay sheegayaan in maalitii todobada dollar ee la siiyo ay ka yar tahay lacagta ay helaan maxaabiista xabsiyada kale ku xiran.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay maamulka gobolka Victoria waxa uu sheegay in maxaabiista oo dhan loo ogol yahay inay shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa raaciyay in dadka xiran ay ka shaqeeyaan jardiinada iyo dayactiridda, hadday qaar kamid ah duqoobaan waxaa laga joojinayaan shaqada.<\/p>\n<p>Saraakiisha xabsiyada ee dalka Australia waxay u diideen maxaabiista inay shaqeeyaan waxaana lagu xannibay xabsiyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxaamiista xabsiga aadka loo ilaaliyo ee ku yaalla dalka Australia ayaa waxay bilaabeen dibad bax ay ku dalbanayaan lacag badan in la siiyo. Xabsiga Barwon wuxuu ku yaallaa Waqooyiga-Galbeed ee magaalada Melbourne. Waxaa ku xiran xabsigaasi 450 qof oo ka kooban dilaayaal iyo kuwa daroogada ka ganacsada. Waxay sheegayaan in maalitii todobada dollar ee la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24627,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6pc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24626"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24626\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}