{"id":24616,"date":"2016-09-06T13:24:40","date_gmt":"2016-09-06T13:24:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24616"},"modified":"2016-09-06T13:24:40","modified_gmt":"2016-09-06T13:24:40","slug":"madaxweyne-siilanyo-oo-ka-hadley-heshiiska-ay-xukuumadiisu-la-saxiixatey-shirkada-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/06\/madaxweyne-siilanyo-oo-ka-hadley-heshiiska-ay-xukuumadiisu-la-saxiixatey-shirkada-dp-world\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE SIILANYO OO KA HADLEY HESHIISKA AY XUKUUMADIISU LA SAXIIXATEY SHIRKADA DP WORLD"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargesa <strong>(Arabsiyo-News):- <\/strong>Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley heshiiska ay xukuumadiisu shalay la saxeexatey shirkada maamuli doonta dekada Berbera ee Dp World.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-31609 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/dp.jpg?resize=404%2C283\" sizes=\"auto, (max-width: 404px) 100vw, 404px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/dp.jpg?w=500 500w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/dp.jpg?resize=300%2C210 300w\" alt=\"dp\" width=\"404\" height=\"283\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu heshiiskaasi ku tilmaamay mid guul ah waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cWaxaa marag ma doon ah in ay xukuumadeydu xaqiijisay isbedel laxaad leh iyo harumar balaadhan oo la taaban karo oo dhinacyo badan leh , kaas oo uu\u00a0 ugu danbeeyey heshiiskii casriyeenta iyo balaadhinta dekada Berbera oo ay shalay kala saxeexdeen dawlada Imaaradka carabta iyo dawlada Somaliland waana guul u soo hoyatey qarankeena\u201d ayuu \u00a0yidhi madaxweyne Siilanyo .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargesa (Arabsiyo-News):- Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley heshiiska ay xukuumadiisu shalay la saxeexatey shirkada maamuli doonta dekada Berbera ee Dp World. Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu heshiiskaasi ku tilmaamay mid guul ah waxaana uu yidhi \u201cWaxaa marag ma doon ah in ay xukuumadeydu xaqiijisay isbedel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24617,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6p2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24616"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24616\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}