{"id":24611,"date":"2016-09-06T10:54:47","date_gmt":"2016-09-06T10:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24611"},"modified":"2016-09-06T10:54:47","modified_gmt":"2016-09-06T10:54:47","slug":"xukuumada-somaliland-oo-shaacisay-tirada-xoolaha-ay-sanadkan-xajka-u-dhoofisay-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/06\/xukuumada-somaliland-oo-shaacisay-tirada-xoolaha-ay-sanadkan-xajka-u-dhoofisay-muuqaal\/","title":{"rendered":"XUKUUMADA SOMALILAND OO SHAACISAY TIRADA XOOLAHA AY SANADKAN XAJKA U DHOOFISAY + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <em><strong>(Arabsiyo-News):-<\/strong><\/em> Wasiirka wasaarada Xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxaa uu shaaciyey tirada xoolaha ay sanadka Somaliland dibada \u00a0dhoofisay iyo waliba tirada xoolaha sanadkan xajka loo dhoofiyey<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in guud ahaan Sanadkan Somaliland dibada \u00a0dhoofisay xoolo tiradoodi tahay <strong>3 Million iyo shan iyo lixdan kun oo neef\u00a0<\/strong>sidoo kalana ay Somaliland sanadkan xajka u dhoofisay <strong>1 Million iyo lix boqol oo neef oo adhi ah\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Dhinca kale waxaa uu wasiir cukuse uu guul ku tilmaamay isla markaana uu so weyn u soo dhaweeyey heshiiska dekada Berbera isaga oo sii gaar ah ugu amaanay gusha heshiiskaas safiirka imaaradka carabta \u00a0u fadhiya Somaliland Amp.Baashe Cawil<\/p>\n<p><em><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan\u00a0<\/strong><\/em><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sim8Dcbc1GY\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Wasiirka wasaarada Xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxaa uu shaaciyey tirada xoolaha ay sanadka Somaliland dibada \u00a0dhoofisay iyo waliba tirada xoolaha sanadkan xajka loo dhoofiyey &nbsp; Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in guud ahaan Sanadkan Somaliland dibada \u00a0dhoofisay xoolo tiradoodi tahay 3 Million iyo shan iyo lixdan kun oo neef\u00a0sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3380,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6oX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24611"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24611\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}