{"id":2459,"date":"2014-12-24T09:27:00","date_gmt":"2014-12-24T09:27:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2459"},"modified":"2014-12-24T09:27:00","modified_gmt":"2014-12-24T09:27:00","slug":"badhasaabka-awdal-cabdoo-axmed-aayar-ayaa-shacabka-reer-awdal-ugu-baaqey-inay-nabadgalyada-ilaashadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/24\/badhasaabka-awdal-cabdoo-axmed-aayar-ayaa-shacabka-reer-awdal-ugu-baaqey-inay-nabadgalyada-ilaashadaan\/","title":{"rendered":"Badhasaabka AWDAL, Cabdoo Axmed Aayar ayaa shacabka reer AWDAL ugu baaqey inay nabadgalyada ilaashadaan"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download-113-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2460\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download-113-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"download-113-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Badhasaabka AWDAL, Cabdoo Axmed Aayar ayaa shacabka reer AWDAL ugu baaqey inay nabadgalyada ilaashadaan, isaga oo tilmaamay in ciidamada halkaasi la geeyay yihiin kuwo halkaasi ku tagay codsi ka yimid dhankooda \u201cIn badan ayaanu gudbinaynay in ciidamo la keeno gobolka Awdal oo xuduudo la leh dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, cadow badan oo Somaliland iska leedahayna ay jiraan, oo cadow shisheeye noqon kara, xagjir noqon kara. Ciidamadan Gobolka la keenayna waxay ka mid yihiin kuwo nabadgalyada Qaranka, waana ciidamo uu gobolku u baahan yahay in nabadgalyadiisa lagu ilaasho. Ciidamadu maaha kuwo dadka lagu cabudhinayo ee waa ciidan wanaagooda iyo nabadgalyadooda ilaalinaya gobollada AWDAL &amp; SELEL\u201d<\/h2>\n<h2>Badhasaabku, waxa kale oo uu sheegay \u201cDadka Gobolka AWDAL waxaan u dirayaa farriinta ah, wixii la inagu yaqaanay wax aan ahayn yaan la innagu arkin ee nabadda ahaa, sharaf ayaad ku lahaydeen, wanaag ayaad ku lahaydeen oo jaamacadihii ayaad ku horumariseen, waddooyinkii ayaad dadka kale kaga horeyseen, waxaas oo dhanna waxa sahlayey oo horseed u ahaa nabadda\u201dayuu yidhi.<\/h2>\n<h2>Hadallada Madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo Badhasaabka Gobolka AWDAL ayaa ku soo beegmaya xilli uu Maayarkii hore ee Magaalada Borama Cabdiraxmaan Shide Bille oo dhawaan xabsiga laga siidaayey uu ka soo muuqday Muuqaal Fiidiyow ah oo la soo geliyey Internet-ka. Maayarka hore ayaa sida Muuqaalkaasi muujiyey ku biiray shaqsiyaad kooban oo Suldaanka Fallaagoobay la jooga deegaanka uu ku dhuumaaleysanayo ee buuralayda gobolka AWDAL.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Badhasaabka AWDAL, Cabdoo Axmed Aayar ayaa shacabka reer AWDAL ugu baaqey inay nabadgalyada ilaashadaan, isaga oo tilmaamay in ciidamada halkaasi la geeyay yihiin kuwo halkaasi ku tagay codsi ka yimid dhankooda \u201cIn badan ayaanu gudbinaynay in ciidamo la keeno gobolka Awdal oo xuduudo la leh dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, cadow badan oo Somaliland iska leedahayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2460,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-DF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2459"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2459\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}