{"id":24589,"date":"2016-09-06T06:20:55","date_gmt":"2016-09-06T06:20:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24589"},"modified":"2016-09-06T06:20:55","modified_gmt":"2016-09-06T06:20:55","slug":"war-deg-deg-ah-qarax-ka-dhacay-kabul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/06\/war-deg-deg-ah-qarax-ka-dhacay-kabul\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah : Qarax\u00a0ka dhacay Kabul"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/117F9\/production\/_91037617_259596d8-6482-4d33-ac3f-5f744553383a.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Colaadda Afqaanistaan\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Qarax saddexaad ayaa gilgilay magaala madaxda dalka Afqaanistaan ee Kaabuul, saacado uun kaddib markii labo qarax ay galaafteen nolasha ugu yaraan 24 qof.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qarax lagu soo xiray baabuur lala beegsaday hoteel ku yaala woqooyi galbeed Kaabuul, kaddibna rag hubeysan ay weerar ku qaadeen hoteelkaasi.<\/p>\n<p>Booliska dalkaasi ayaa sheegaya in ciidamada gaarka ah ee dalkaasi ay la tacaalayaan xaaladda.<\/p>\n<p>Kal hore, ururka Taalibaan ayaa sheegtay mas&#8217;uuliyadda labo qarax oo ka dhacay meel mashquul badan oo ka tirsan magaaladaasi.<\/p>\n<p>Dhowr askari oo ka tirsan laamaha ammaanka ayaa lagu dilay meel u dhow wasaaradda gaashaandhigga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax saddexaad ayaa gilgilay magaala madaxda dalka Afqaanistaan ee Kaabuul, saacado uun kaddib markii labo qarax ay galaafteen nolasha ugu yaraan 24 qof. Wararka ayaa sheegaya in qarax lagu soo xiray baabuur lala beegsaday hoteel ku yaala woqooyi galbeed Kaabuul, kaddibna rag hubeysan ay weerar ku qaadeen hoteelkaasi. Booliska dalkaasi ayaa sheegaya in ciidamada gaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6oB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24589"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24589\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}