{"id":24563,"date":"2016-09-05T12:33:53","date_gmt":"2016-09-05T12:33:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24563"},"modified":"2016-09-05T12:33:53","modified_gmt":"2016-09-05T12:33:53","slug":"war-deg-deg-ah-rasaas-xoogan-oo-laga-maqlayo-agagaarka-ex-warshadii-caanaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/05\/war-deg-deg-ah-rasaas-xoogan-oo-laga-maqlayo-agagaarka-ex-warshadii-caanaha\/","title":{"rendered":"War deg deg ah Muqdisho: Rasaas xoogan oo laga maqlayo agagaarka Ex-warshadii caanaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho {ArabsiyoNews}&#8211;Rasaas xoogan oo ka dhaceysa qoryaha darandooriga u dhaca ayaa caawa maqribnimadii laga maqlay agagaarka warshadii hore ee caanaha oo ku taala degmada Hodan ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Tacshiiradan oo u muuqata mid labo dhinac ay isweydaarsanayaan ayaan la ogeyn illaa hadda cida ay u dhexeyso, hase ahaatee waxaa halkaas fariisin ku leh ciidamo ka tirsan milareriga Somalia gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab.<\/p>\n<p>Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay israsaaseyntan iyo cida rasmiga ah ee halkaas ku dagaalameysa, wixii ka soo kordha kala soco Arabsiyonews.com wararkeena ugu horeeya insha ALLAAH<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho {ArabsiyoNews}&#8211;Rasaas xoogan oo ka dhaceysa qoryaha darandooriga u dhaca ayaa caawa maqribnimadii laga maqlay agagaarka warshadii hore ee caanaha oo ku taala degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Tacshiiradan oo u muuqata mid labo dhinac ay isweydaarsanayaan ayaan la ogeyn illaa hadda cida ay u dhexeyso, hase ahaatee waxaa halkaas fariisin ku leh ciidamo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6ob","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24563"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24563\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}