{"id":24542,"date":"2016-09-05T11:15:59","date_gmt":"2016-09-05T11:15:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24542"},"modified":"2016-09-05T11:15:59","modified_gmt":"2016-09-05T11:15:59","slug":"madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-maamul-goboleedka-puntland-cabdisamed-cali-shire-oo-lagu-xidhay-madaarka-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/05\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-maamul-goboleedka-puntland-cabdisamed-cali-shire-oo-lagu-xidhay-madaarka-hargeysa\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE KU XIGEENKII HORE EE MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND CABDISAMED CALI SHIRE OO LAGU XIDHAY MADAARKA HARGEYSA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargaysa \u00a0{AN}&#8211;Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamed Cali Shire ayaa shalay lagu qabtay Madaarka Hargeysa Isagoo ka yimi dhanka Garoowe, una sii jeedda Itoobiya, isla markaana waxoogaa muran ahi ka dhashay talaabaddaa, balse markii dambe la xaliyay.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27770 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Madaaarada.jpg?resize=454%2C189\" sizes=\"auto, (max-width: 454px) 100vw, 454px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Madaaarada.jpg?w=819 819w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Madaaarada.jpg?resize=300%2C125 300w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Madaaarada.jpg?resize=800%2C333 800w\" alt=\"Madaaarada\" width=\"454\" height=\"189\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cDhulbahanteba hadduu yimi, cidda Cabdisamad Cali Shire Madaarka ku qabsatay, waa cid xumaynaysa heshiisyadii la galay, Wasiirka Daakhiligana ku xumaynaysa\u2026\u201d<\/p>\n<p>Cismaan xuseen Kalash oo ka soo jeedda gobolka Sool kana mid ah xisbiga Waddani ayaa Ogaal u sheegay in Cabdisamed Cali Shire oo Puntland ka hor xilal ka qabtay Somaliland, isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeedda gobolka Sool,\u00a0 lagu qabsaday Madaarka Hargeysa, lana xidhay oo lagu xanibay halkaa.<\/p>\n<p>\u201cNinkani hore ayuu halkan u yimi, lix cishuu joogay, Addis buu tegay, hadana diyaarad buu ku yimi Itoobiyuu ku socdaa, Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole isba waa tuu halkan yimi Isaaq oo dhan baa dhawr iyo toban maalmood casuumayay, markaa muxuu kaga duwan yahay. Dhulbahante oo dhan baa hadda yimi, diiwaangelintii baa si fiican uga socota gobolkoo dhan,\u00a0 wax walba waynu soo dabaalay markaa looma baahnayn in lagu sameeyo, Dhulbahanteba hadduu yimi, cidda Cabdisamad Cali Shire Madaarka ku qabsatay, waa cid xumaynaysa heshiisyadii la galay iyo wadahadaladda socda, Wasiirka Daakhiligana ku xumaynaysa. Markaa, ciddii ninkaa halkaa ku xanibtayna waxaanu leenahay maxkamad ha la keeno.\u201dSidaa waxa yidhi Cismaan Xuseen Gurxan (Kalash). Wuxuu intaa ku daray in markii dambe la geeyay Cabdisamed Cali Shire huteel, halkaana lagu ilaalinayay, waa siduu hadalka u dhigaye, maantana laga saarayo diyaarad.<\/p>\n<p>Hase yeeshee hadalkaa masuulkaa ka sokow xogo kale oo Ogaal ka helay illo lagu kalsoon yahay waxay tibaaxeen, in wasiirka arrimaha gudaha Yaasiin Faratoon uu amray in la sii daayo, isla markaana uu Cabdisamed Cali Shire xalay u hoyday magaaladda, maantana la filayo inuu u dhoofo dhanka itoobiya oo xoguhu tilmaameen in qasdiga socodkiisu ahaa. Xogahaasi waxay intaa raaciyeen in markii hore waxoogaa muran ah oo amuurtaa la xidhiidhaa uu dhex maray masuuliyiin dawladda ka tirsan, balse markii dambe la dhameeyay arrintaa. Dawladda somaliland ayaa talaabooyin xadhig ah kula kacda siyaasiyiinta dhalasho ahaan ka soo jeedda somaliland balse ka soo hor jeedda jiritaanka qaranimaddeeda, isla markaana siyaasiyiin hore ayaa sidan oo kale lagu fuliyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>Xigasho \u00a0Ogaal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa \u00a0{AN}&#8211;Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamed Cali Shire ayaa shalay lagu qabtay Madaarka Hargeysa Isagoo ka yimi dhanka Garoowe, una sii jeedda Itoobiya, isla markaana waxoogaa muran ahi ka dhashay talaabaddaa, balse markii dambe la xaliyay. \u201cDhulbahanteba hadduu yimi, cidda Cabdisamad Cali Shire Madaarka ku qabsatay, waa cid xumaynaysa heshiisyadii la galay, Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24543,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6nQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24542"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24542\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}