{"id":2454,"date":"2014-12-23T16:56:13","date_gmt":"2014-12-23T16:56:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2454"},"modified":"2014-12-23T16:56:13","modified_gmt":"2014-12-23T16:56:13","slug":"abwaanka-suugaanta-daboolka-ka-qaaday-ee-tiriyey-silsilada-abwaan-dhako-waxaa-gabayadiisii-ka-jawaabay-maxamed-salebaan-xirsi-duuduuraad-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/23\/abwaanka-suugaanta-daboolka-ka-qaaday-ee-tiriyey-silsilada-abwaan-dhako-waxaa-gabayadiisii-ka-jawaabay-maxamed-salebaan-xirsi-duuduuraad-burco\/","title":{"rendered":"Abwaanka suugaanta daboolka ka qaaday ee tiriyey silsilada  Abwaan dhako waxaa gabayadiisii ka jawaabay maxamed salebaan xirsi duuduu\u2019raad burco"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/images2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2455\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/images2.jpg?resize=274%2C184\" alt=\"images\" width=\"274\" height=\"184\" \/><\/a><\/p>\n<p>Beerdilaacshe gabay<\/p>\n<p>Abwaanka suugaanta daboolka ka qaaday ee tiriyey silsilada<\/p>\n<p>Abwaan[ dhako] waxaa gabayadiisii ka jawaabay [maxamed salebaan xirsi duuduu\u2019raad burco]<\/p>\n<ul>\n<li>In dhowayd badaydii iyo tixdaydii baadh ismaan odhane<\/li>\n<li>Aanbilaabo maansooyinkiyo beer dilaacshaha\u2019e<\/li>\n<li>Buluutoodka furo dhakooy yuu baasha kaa marine<\/li>\n<li>Bad madow mahiigaan burqaday buuro soconaaya<\/li>\n<li>Cirka baaxadaa liyo dhulkuu badiba gaadhaaye<\/li>\n<li>Madaafiic badheedh loo ridiyo boobe iyo suug dheh<\/li>\n<li>Bahalkiyo maroodiga hurdaa badow shuqeeyaaye<\/li>\n<li>Bulbuloow libaax buu shabeel baqayo moodaaye<\/li>\n<li>Waraabaha bartaa yuuraa belo istaadhaaye<\/li>\n<li>Baashaan istaagaa fuluhu badi ka yaacaaye<\/li>\n<li>Bayjkiyo araartaan naflaha badi ku laayaaye<\/li>\n<li>Bini\u2019 aadam ruuxaan qabto bari xasuustaa<\/li>\n<li>Afartaa badaydiyo tixdii baraha waynayd dheh<\/li>\n<li>Baraar iyo sidii maxaamed nuur baal ma kaga keenay<\/li>\n<li>Buraale iyo cali jaamac iyo gun iyo baareed dheh<\/li>\n<li>Bawadkii salaam iyo qamaan barashadiisii dheh<\/li>\n<li>Boqol sano horteed baan murtida ku dheeraa<\/li>\n<li>Inaan manta kuu soo baxaa kuma banaanayn<\/li>\n<li>Hayeeshee adaa ii baaqayoo soo banana baxaye<\/li>\n<li>Bara wayne waakaa curtiyo beer dilaacshuhu<\/li>\n<li>Buluutoodka furo yuu dhakooy baasha kaa marine<\/li>\n<li>Barwaaqada iyo nabaddaad ileen buuqa dhalisaa<\/li>\n<li>Beri hore waxaad wayday baad belo ku doontaaye<\/li>\n<li>Bardoodankiyo faankaad shubtaad bili ku waydaa<\/li>\n<li>Raggii faqashta baa biyey baad beri ismoodaaye<\/li>\n<li>Biliqiyo maatada xaqdaad boob is leedahaye<\/li>\n<li>Baabuurta yaacdaad wadada baadhataa abide<\/li>\n<li>Bir magadadiyo dowladaad badiba caydaaye<\/li>\n<li>Bah ayaaya iyo reer abtaan kaa baxsanahayne<\/li>\n<li>Balli dhiig ilawdiyo halkaad barigii tiileene<\/li>\n<li>Buuryada halkaan kaaga jaray waa bartii waliye<\/li>\n<li>Buukaankii silaantiyo markay badi waraaqaysay<\/li>\n<li>Ninkii booqankari waayey ee baydadaad tahay<\/li>\n<li>Baaxuur adoon noqon cabsida looma soo baxo\u2019e<\/li>\n<li>Bisinka iyo waluhu yey sidii bowlad kuu gubine<\/li>\n<li>Nin badhaasuq soo tiriya biidba siima leh<\/li>\n<li>Badhan ilaa saylac iyo booramiyo awdal<\/li>\n<li>Balli gubadle gaashaamiyo burciyo oodwayne<\/li>\n<li>Buuhoodle iyo laaska iyo bari guntiis oo dhan<\/li>\n<li>Dhulka baaxadaaliyo dalkaan badi\u2019 ilaashaaye<\/li>\n<li>Badeenaba wixii soo galaan kor u bireeyaaye<\/li>\n<\/ul>\n<p>Gabaygan waxaa curiyey abwaan maxamed salebaan xirsi<\/p>\n<p>duuduu[raad burco] taariikhdu markay ahayd 18\/12\/2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beerdilaacshe gabay Abwaanka suugaanta daboolka ka qaaday ee tiriyey silsilada Abwaan[ dhako] waxaa gabayadiisii ka jawaabay [maxamed salebaan xirsi duuduu\u2019raad burco] In dhowayd badaydii iyo tixdaydii baadh ismaan odhane Aanbilaabo maansooyinkiyo beer dilaacshaha\u2019e Buluutoodka furo dhakooy yuu baasha kaa marine Bad madow mahiigaan burqaday buuro soconaaya Cirka baaxadaa liyo dhulkuu badiba gaadhaaye Madaafiic badheedh loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2455,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-2454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-DA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2454"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2454\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}