{"id":24502,"date":"2016-09-04T18:08:12","date_gmt":"2016-09-04T18:08:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24502"},"modified":"2016-09-04T18:08:12","modified_gmt":"2016-09-04T18:08:12","slug":"madaxwaynaha-maraykanka-mr-obama-oo-markii-u-horaysay-ka-hadlay-afgambigii-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/04\/madaxwaynaha-maraykanka-mr-obama-oo-markii-u-horaysay-ka-hadlay-afgambigii-turkiga\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Maraykanka \u00a0Mr Obama oo Markii u horaysay Ka Hadlay \u00a0Afgambigii Turkiga\u00a0"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/F872\/production\/_91020636_151201225727_erdogan_obama_paris_meeting_950x633_afp_nocredit.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Obama iyo Erdogan oo ku kulmay madasha shirka G20\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in cadaaladda la horkeeni doono dadka masuulka ka ahaa afgembigii fashilmay ee Turkiga.<\/p>\n<p>Waxa uu hadalkaasi ka jeediyay kullan uu si gaar ah ula yeeshay madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Labadan masuul waxa ay kawada qeybgalayaan shirka dalalka dhaqaalaha ku hormaray ee G-20 ee ka socda Hangzhou.<\/p>\n<p>Turkiga wuxuu wadaadka deggan Mareykanka ee Fatxullah Gulen ku eedeeyay inuu ka dambeeyay afgembigaasi dhecisoobay bishii July ee sanadkan.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga waxay dalbaneysaa in wadaadkaasi loo gacan geliyo.<\/p>\n<p>Laakiin, Obama kamuusan hadlin arrintaasi ah in wadaadka lagu wareejiyo Turkiga.<\/p>\n<p>Fatxullah Gulen wuu beeniyay inuu ku lug lahaa afgembiga fashilmay.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Turkiga waxay sidoo kale kawada hadleen xaaladda Suuriya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in cadaaladda la horkeeni doono dadka masuulka ka ahaa afgembigii fashilmay ee Turkiga. Waxa uu hadalkaasi ka jeediyay kullan uu si gaar ah ula yeeshay madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Labadan masuul waxa ay kawada qeybgalayaan shirka dalalka dhaqaalaha ku hormaray ee G-20 ee ka socda Hangzhou. Turkiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24503,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6nc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24502"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24502\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}