{"id":24475,"date":"2016-09-04T11:11:13","date_gmt":"2016-09-04T11:11:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24475"},"modified":"2016-09-04T11:11:13","modified_gmt":"2016-09-04T11:11:13","slug":"dhacdo-uguba-oo-inagu-cusub-qoys-masalugalay-dhibaato-ugeystay-oo-khaatiyaan-ka-taagan-dhagax-aanay-arkeyn-cida-ku-shiideysa-iyo-weerar-hadh-iyo-habeenba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/04\/dhacdo-uguba-oo-inagu-cusub-qoys-masalugalay-dhibaato-ugeystay-oo-khaatiyaan-ka-taagan-dhagax-aanay-arkeyn-cida-ku-shiideysa-iyo-weerar-hadh-iyo-habeenba\/","title":{"rendered":"DHACDO UGUBA OO INAGU CUSUB:\u2013 QOYS MASALUGALAY DHIBAATO UGEYSTAY, OO KHAATIYAAN KA TAAGAN DHAGAX AANAY ARKEYN CIDA KU SHIIDEYSA IYO WEERAR HADH IYO HABEENBA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Ceerigaabo <strong>(Arabsiyonews.com)<\/strong>qoys dagan baadiyaha gobolka Sanaag ayaa waxaa lagu hayaa weeraro isugu jira dhagax iyo tuuryo joogta ah iyo dhibaatooyin ay ka mid yihiin in xoolaha habeenkii ooda laga qaado oo la dareeriyo.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27702 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Masalugaleyww.jpg?resize=500%2C409\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Masalugaleyww.jpg?w=610 610w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Masalugaleyww.jpg?resize=300%2C246 300w\" alt=\"Masalugaleyww\" width=\"500\" height=\"410\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Qoyskani ayaa sidoo kale laga dhaawacay gabadh yaro dhagax lagu dhuftay Hooyadani oo amuurtani ay idaacada V<strong>OA<\/strong>wax ka weydiisay ayaa sheegtay in ka dib markii si lama filaana xili galaba u dhaawaceen Masalugalay isla habeenkiiba uu dagaal ku bilaabmay.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27702 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Masalugaleyww.jpg?resize=517%2C423\" sizes=\"auto, (max-width: 517px) 100vw, 517px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Masalugaleyww.jpg?w=610 610w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Masalugaleyww.jpg?resize=300%2C246 300w\" alt=\"Masalugaleyww\" width=\"517\" height=\"424\" \/><\/p>\n<p>Qoyskan oo ka kooban sided caruura iyo waalidkood waxaa mushkilad ku noqotay dhagxaan mudo shan iyo labaatan cisho ah lagu soo tuurayay, oo\u00a0 wax muuqaal qof oo meesha dabka ay ku shitaan u soo fadhiistay iyo nabaro soo gaadhay caruurta qoyskaasi.<\/p>\n<p><strong>\u201cGuriga oo meelkastaaba awdan tahay oo kabihii lagula dhaco ayaa imaneysaa\u00a0 oo aanad arkeyn meesha uu ka soo galay waxan ku shiidayaa dhagaxuna waa uu kugu dhacayaa, oo inan yar ayaa dhash laga siiyay oo madaxa ka dakhrantay\u201d<\/strong> waxaa sidaasi tidhi hooyada qoyskani<\/p>\n<p>Hooyadani waxaa ay intaasi ku dartay in ay meeshi uga guureen una diga rogteen meel kale, balse aan sidaasi lagaga hadhin oo uu kaga sii batay dhagaxii lala dhacayay ee lagu soo tuurayay.<\/p>\n<p>Waxaana Hooyadan wax laga waydiiyay meesha ay filayso in ay \u00a0qisadani kaga timid? Waxaanay tidhi <strong>\u201cwaxaa goor galaba la taataabtay Masalugalay ku jirtay meel goda, waxaana la moodayay Abeeso, qori ayaana lagu gujiyay oo waxaa laga dalooliyay dhabarka markii la gartay inaanay Abeeso aheyn, waa layskaga tagay, arintaasina waxaa ay Dhacday xili laga soo baxay salaada Casar,habeenimadiiba waa naloo yimid waxaana nalagu bilaabay weerarkii dhagxaanta,\u201d<\/strong> Hooyada qoyskani ayaa sidaas tidhi<\/p>\n<p>Midka mida culimadii qoyskani quraanka kula tacaalayay ayaa sheegay in qoyskani, ayaa sheegay in Dhagxaan Baytariyo iyo waxyaabo meel laga keenay aan lagaranayn lagu soo shiidayo qoyskani, kuwaasi oo waliba qoyan lana moodo in biyo la soo mariyay.<\/p>\n<p>ArabsiyoNews.Com<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Xigasho: VoA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo (Arabsiyonews.com)qoys dagan baadiyaha gobolka Sanaag ayaa waxaa lagu hayaa weeraro isugu jira dhagax iyo tuuryo joogta ah iyo dhibaatooyin ay ka mid yihiin in xoolaha habeenkii ooda laga qaado oo la dareeriyo. Qoyskani ayaa sidoo kale laga dhaawacay gabadh yaro dhagax lagu dhuftay Hooyadani oo amuurtani ay idaacada VOAwax ka weydiisay ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24476,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6mL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24475"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24475\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}