{"id":24462,"date":"2016-09-04T05:30:00","date_gmt":"2016-09-04T05:30:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24462"},"modified":"2016-09-04T05:30:00","modified_gmt":"2016-09-04T05:30:00","slug":"mucaaradka-suuriya-oo-qabsaday-dhul-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/04\/mucaaradka-suuriya-oo-qabsaday-dhul-cusub\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Suuriya oo qabsaday dhul cusub"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/C987\/production\/_91019515_c66a175d-12a2-491d-ad52-80582ee75ba3.jpg?resize=660%2C371\" alt=\"Dagaalka Suuriya\" width=\"660\" height=\"371\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\">Fallaagada dalka Suuriya ee uu Turkiga taageero ayaa waxa ay la wareegeen gacan ku haynta ku dhawaad toban tuulo oo ay ka qabsadeen kooxda khilaafada islaamka.<\/figure>\n<p>Tuulooyinkan ayaa u dhow magaalada Al-Rai oo labo kilomitir oo kaliya u jirta xudduuda Turkiga uu la wadaago Suuriya.<\/p>\n<p>Guushan ay gaareen fallaagadani ayaa timid kaddib markii taangiyada dagaalka ee dalka Turkiga ay mar labaad ka tallaabeen xudduuda Turkiga uu la wadago dalka deriska ah ee Suuriya.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa u fududeysay fallaagadani in kooxda khilaafada islaamka ay ka qabsadaan tuulooyinkan cusub ee u dhow magaalada al-Rai oo saaran xudduuda labada dal.<\/p>\n<p>Fallaagadani taageerada ka helaysa Turkiga ayaa horey u qabsatay magaaladaasi Al-Rai kaddib bilo ay dagaal kula jireen kooxda khilaafada islaamka.<\/p>\n<p>Hawlgalkani cusub ee uu qaaday Turkiga ayaa noqonaya hawlgalkii labaad ee uu ka sameeyo woqooyiga Suuriya, kaa oo ka dhan ah kooxda khilaafada islaamka iyo mintidiinta kurdiyiinta oo Turkidu ay u arkaan koox argagixiso ah oo xiriir la leh kooxda PKK.<\/p>\n<p>Warbaahinta Turkiga ee u janjeerta dhanka dowladda ayaa sheegtay in hawlgalkan cusub uu ku kooban yahay oo kaliya kooxda khilaafada islaamka.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa doonaya in dhulka ballaaran ee ku xeeran xudduuda uu la wadaago Suuriya uu ka nadiifiyo mintidiinta kooxdani khilaafada islaamka.<\/p>\n<p>Duulaankan cusub ee Turkida ayaa ku soo beegmaya maalmo uun kaddib markii xukuumadda Ankara ay weerar dhanka afka ah ku qaaday mareykanka oo dhaliilay doorka Turkida ee colaadda Suuriya.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa xulufo la ah Turkiga iyo maleeshiyaadka kurdiyiinta ee woqooyiga Suuriya, waxa uuna aad uga walwalsanaa dagaal dhex mara labadaasi dhinac ee xulufada la ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sourse BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fallaagada dalka Suuriya ee uu Turkiga taageero ayaa waxa ay la wareegeen gacan ku haynta ku dhawaad toban tuulo oo ay ka qabsadeen kooxda khilaafada islaamka. Tuulooyinkan ayaa u dhow magaalada Al-Rai oo labo kilomitir oo kaliya u jirta xudduuda Turkiga uu la wadaago Suuriya. Guushan ay gaareen fallaagadani ayaa timid kaddib markii taangiyada dagaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24463,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24462","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6my","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24462","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24462"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24462\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}