{"id":24426,"date":"2016-09-02T14:41:20","date_gmt":"2016-09-02T14:41:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24426"},"modified":"2016-09-02T14:41:20","modified_gmt":"2016-09-02T14:41:20","slug":"maareeyihii-shirkada-dahabshiil-ee-muqdisho-oo-lagu-dilay-magaalada-laascaanood-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/02\/maareeyihii-shirkada-dahabshiil-ee-muqdisho-oo-lagu-dilay-magaalada-laascaanood-sababta\/","title":{"rendered":"MAAREEYIHII SHIRKADA DAHABSHIIL EE MUQDISHO OO LAGU DILAY MAGAALADA LAASCAANOOD +SABABTA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Laascanood <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 Wararka \u00a0ka imanaya \u00a0Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka sool \u00a0waxa ay sheegayaan in \u00a0habeenkii xalay aheyd \u00a0lagu Dilay magaladaasi Maareeyihii Shirkada Dahabshii ee Magaalada Moqdisho Kaas oo\u00a0\u00a0booqasho ugu yimid qoyskiisa oo halkaasi ku sugan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-31433 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/war.jpg?resize=485%2C208\" sizes=\"auto, (max-width: 485px) 100vw, 485px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/war.jpg?w=700 700w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/war.jpg?resize=300%2C129 300w\" alt=\"war\" width=\"485\" height=\"208\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Xirsi Yuusuf Ayaa Dableey ku hubeeysan Bastooladu Waxa ay ku dileen Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Xiliga la dilayay Marxuumka ayaa waxa uu ka soo baxay Mid Kamida Hotelada Cuntada Ee Magaalada<\/p>\n<p>Waxaana Isna \u00a0Dhaawac Halis Ahi Soo Gaadhay Nin Kamida Ganacsatada Waa Wayn Ee Magaalada Boosaaso Oo La Socday Markii La Dilayey Marxuumka.<\/p>\n<p>Lama oga ilaa iyo hadda cida Sida rasmiga ah dilkaasi uga dambeeysa.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa waxa uu ahaa nin caan ah oo ay si weeyn u garanayaan Dadka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Dhawaan Ayeey Ahayd Markii Isku Day Dil Dhawac Lagu Soo Gaadhsiiyey Cabdirisaaq Axmed Warsame (Dhabayaco) Oo Ahaa Gudoomiyihii Shirkada Isgaadhsiinta Ee Telesom Iyo Gudoomiya Rugta Ganacsatada Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Xiligan Ay Dilalku Ka Soo Cusboonaadeen Gobolka Sool Mudo Dheer Kadib Ayaa Imaanaysa Xili Uu Madaxweynaha Somaliland Uu Dhawaan Usoo Magacaabay Gudoomiye Cusub Gobolka Sool.<\/p>\n<p><strong><em>Laascaanod Desk<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Arabsiyonnews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood (Arabsiyo-News):-\u00a0 Wararka \u00a0ka imanaya \u00a0Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka sool \u00a0waxa ay sheegayaan in \u00a0habeenkii xalay aheyd \u00a0lagu Dilay magaladaasi Maareeyihii Shirkada Dahabshii ee Magaalada Moqdisho Kaas oo\u00a0\u00a0booqasho ugu yimid qoyskiisa oo halkaasi ku sugan. Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Xirsi Yuusuf Ayaa Dableey ku hubeeysan Bastooladu Waxa ay ku dileen Magaalada Laascaanood. Xiliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24427,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6lY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24426"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24426\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}