{"id":24424,"date":"2016-09-02T14:39:12","date_gmt":"2016-09-02T14:39:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24424"},"modified":"2016-09-02T14:39:12","modified_gmt":"2016-09-02T14:39:12","slug":"deg-deg-masuulyiintii-ugu-tirada-badnaa-oo-maanta-iska-casilay-xisbiga-ucid-magacyadooda-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/02\/deg-deg-masuulyiintii-ugu-tirada-badnaa-oo-maanta-iska-casilay-xisbiga-ucid-magacyadooda-sawiro\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- MASUULYIINTII UGU TIRADA BADNAA OO MAANTA ISKA CASILAY XISBIGA UCID MAGACYADOODA + (SAWIRO)."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Burco <strong><em>(Arabsiyo-News):-\u00a0 <\/em><\/strong>Waxaa maanta xisbiga mucaaridka ah ee UCID iska casilay Masuulyiintii ugu badneed isla markaana xilal Kale Duwan Ka Hayay Xisbigasi \u00a0 Ucid Ee Gobolka Togdheer<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Musuulyiintan ii ay tiradoodu \u00a0aheyd <strong>10<\/strong> Xubnood ayaa waxaa ay shir jaraa\u2019id oo ay ku shaacinayaan is casilaadooda ku qabteen Hotel City Plaza waxaana ay cadeeyen in maanta halkan ka cadeynayaan\u00a0 Inay Ka Dareeren Xisbiga Ucid Iskana Casileen Xilalkii Iyo Xubinimadii\u00a0 Xisbigaasi.<\/p>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-31438 aligncenter\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/m.png?resize=500%2C333\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/m.png?w=500 500w, http:\/\/i1.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/m.png?resize=300%2C200 300w\" alt=\"m\" width=\"500\" height=\"333\" \/><\/p>\n<p>Masuuliyintani Is casilay U Hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer\u00a0 Ibraahim Aadan Xasan .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-31439 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/m1.png?resize=500%2C281\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/m1.png?w=500 500w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/m1.png?resize=300%2C169 300w\" alt=\"m1\" width=\"500\" height=\"281\" \/><\/p>\n<p><strong>Masuuliyinta Iska Casilay Xisbiga Ucid Ayaa Waxa Ay Kale Yahiin.<\/strong><\/p>\n<p><strong>1)<\/strong>Ibraahim Aadan Xasan Alaale Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer,<\/p>\n<p><strong>2)<\/strong>Mukhtaar Nadaara afhayeenka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer<\/p>\n<p><strong>3)<\/strong>Abdi Sugaal Gudoomiye Ku Xigeenka Garabka Dhalinyarada Ee Gobolka Togheer<\/p>\n<p><strong>4)<\/strong>Marwo Safiya Maxamed Cabdi Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer<\/p>\n<p><strong>5)<\/strong>Marwo Cawo\u00a0 Jamac Cabdi afhayeenka Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Ee Togdheer<\/p>\n<p><strong>6)<\/strong>Xuseen Xaaji Cabdi Xoghayaha Abaabulka Degmada Burco Ee Xisbiga Ucid<\/p>\n<p><strong>7)<\/strong>Jamaal Cabdale Ismaciil\u00a0 Xoghayaha Garabka Dhalinyarada Ee Gobolka Togdheer<\/p>\n<p><strong>8)<\/strong> Naasir Aadan Xoghahaya\u00a0 Degmada Burco\u00a0 Ee Xisbiga Ucid<\/p>\n<p><strong>9)<\/strong> Abdirisaaq Xasan Jamac Xogahayaha Dhalinyarada Ee Degmada Burco<\/p>\n<p><strong>10)<\/strong> Salebaan Saciid Raygal Gudoomiyeha Dhalinyarada Gobbolka Togdheer<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Burco Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyo-News):-\u00a0 Waxaa maanta xisbiga mucaaridka ah ee UCID iska casilay Masuulyiintii ugu badneed isla markaana xilal Kale Duwan Ka Hayay Xisbigasi \u00a0 Ucid Ee Gobolka Togdheer &nbsp; Musuulyiintan ii ay tiradoodu \u00a0aheyd 10 Xubnood ayaa waxaa ay shir jaraa\u2019id oo ay ku shaacinayaan is casilaadooda ku qabteen Hotel City Plaza waxaana ay cadeeyen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16036,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6lW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24424"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24424\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}