{"id":24371,"date":"2016-09-01T12:27:18","date_gmt":"2016-09-01T12:27:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24371"},"modified":"2016-09-01T12:27:18","modified_gmt":"2016-09-01T12:27:18","slug":"xildhibaanada-awdal-iyo-selel-ee-muxaafid-iyo-mucaarad-ah-oo-isugu-tagay-magaalada-borama-u-jeedkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/01\/xildhibaanada-awdal-iyo-selel-ee-muxaafid-iyo-mucaarad-ah-oo-isugu-tagay-magaalada-borama-u-jeedkooda\/","title":{"rendered":"XILDHIBAANADA AWDAL IYO SELEL EE MUXAAFID IYO MUCAARAD AH OO ISUGU TAGAY MAGAALADA BORAMA + U JEEDKOODA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 15 Xildhibaan ee Gobolada Awdal iyo Salel kaga jira Golaha Wakiilada Somaliland oo iskugu jira Mucaarad iyo Muxaafid ayaa iskugu tagay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Boorama, waxaana ujeedada ay halkaas iskugu tageen uu yahay dareen celin ay kaga dareen celinayaan go\u2019aankii Xukuumadda ee ahaa in Diiwaangelinta laga bilaabo oo Doorashada Madaxtooyadu ka dhacdo lixdii goobood ee muranku ka taagnaa ee Waqooyiga Hargeysa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-25558 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/borama.jpg?resize=438%2C291\" sizes=\"auto, (max-width: 438px) 100vw, 438px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/borama.jpg?w=960 960w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/borama.jpg?resize=300%2C200 300w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/borama.jpg?resize=768%2C512 768w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/borama.jpg?resize=800%2C533 800w\" alt=\"borama\" width=\"438\" height=\"292\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada kana jeeda Gobolkan oo isagu ka cudur daartay in magaciisa la baahiyo ayaa isaga oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay, wuxuu sheegay in xildhibaanada Awdal iyo Selel oo isku duuban uu maanta u bilaabmi doono shir ay kaga tashanayaan go\u2019aanka xukuumadda, isagoo geesta kalena sheegay inay soo saari doonaan go\u2019aan jawaab u ah xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan ayaa shalay isugu tagay magaalada Borama, waxaanay go\u2019aankooda ka hor saaka shir la galayaan madaxda dhaqanka ee gobaladaas.<\/p>\n<p><strong><em>Source:- Geeska<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):-\u00a0 15 Xildhibaan ee Gobolada Awdal iyo Salel kaga jira Golaha Wakiilada Somaliland oo iskugu jira Mucaarad iyo Muxaafid ayaa iskugu tagay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Boorama, waxaana ujeedada ay halkaas iskugu tageen uu yahay dareen celin ay kaga dareen celinayaan go\u2019aankii Xukuumadda ee ahaa in Diiwaangelinta laga bilaabo oo Doorashada Madaxtooyadu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24372,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6l5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24371"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24371\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}