{"id":2437,"date":"2014-12-23T15:03:09","date_gmt":"2014-12-23T15:03:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2437"},"modified":"2014-12-23T15:03:09","modified_gmt":"2014-12-23T15:03:09","slug":"xildhibaan-obama-raali-gelin-haka-bixiyo-eedaymihii-wasaaradda-waxbarashada-haddii-kale-dib-u-soo-geli-maayo-gobolka-saaxil-badhasaabka-gobolka-saaxil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/23\/xildhibaan-obama-raali-gelin-haka-bixiyo-eedaymihii-wasaaradda-waxbarashada-haddii-kale-dib-u-soo-geli-maayo-gobolka-saaxil-badhasaabka-gobolka-saaxil\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Obama Raali-gelin Haka Bixiyo Eedaymihii Wasaaradda Waxbarashada, Haddii Kale Dib U Soo Geli Maayo Gobolka Saaxil\u201d Badhasaabka Gobolka SAAXIL"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download11-150x144.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2438\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download11-150x144.jpg?resize=150%2C144\" alt=\"download11-150x144\" width=\"150\" height=\"144\" \/><\/a>Maamulka Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in Xildhibaan Obama oo ka mdi ah Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland, isla-markaana Madax ka ah Guddida daba-galka hantida Ummadu aanu gelin Karin gobolkaasi.<\/h2>\n<h2>Hadalkan oo uu warbaahinta ka sheegay Guddoomiyaha Gobolka Saaxil, Fahmi Cabdi Bidaar ayaa ka dambeeyay eedaymo musuqmaasuq oo Xildhibaan Obama iyo guddida uu Madaxda ka yahay dusha ka saareen Maamulka Waxbarashada ee gobolka Saaxil, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in dhaqaalaha waxbarashada loogu talo-galay aanay sidii loogu talo-galay u isticmaalin, hasa-yeeshee ay musuqmaasuqaan.<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<h2>Badhasaabka Saaxil oo ka hadlayey shir jaraa\u2019id oo ay si wada jir ah u qabteen Maayarka Berbera, isku-duwaha wasaaradda waxbarashada ee gobolka Saaxil, ayaa Badhasaabka oo ugu horeyn ka hadlaya eedaymaha uu xildhibaanka gobolka Laga Mabnuucay u jeediyay, ayaa yidhi \u201cXildhibaanka waxaan leeyahay raali-gelin haka bixiyo, ilaa Guddoomiyaha Golaha wakiiladu waa inuu raali-gelin ka bixiyaa oo uu wasaaradda Waxbarashada ka raali-geliyaa (Hadalka xildhibaan Obama).., sababtoo ah qofku hadduu wax qabtana waa lagu hambalyeeyaa oo lagu dhiiri-geliyaa, laakiin haddii qofkii wax qabta aad is tidhaahdo cagta saar oo dhaleecee\u201d<\/h2>\n<h2>Guddoomiye Fahmi, oo sii hadlaya ayaa sheegay \u201cMalaha dan kale ayaa meesha ku jirtaye, waxaan leeyahay xildhibaan Obama wuu nagu gefay gobol ahaan, waayo wax la naga cunay maanu arag, wasaaradda waxbarashadu waxay noo tartay mooyaane wax lacag ah oo ay naga cuntay maanu arag\u201d<\/h2>\n<h2>Fahmi Cabdi Bidaar, waxa uu sheegay oo kale \u201cWaxaan leeyahay xildhibaan Obama dib u soo geli maayo gobolka Saaxil, waayo annaga ayuu wax noo dhimayaaye\u201dayuu yidhi.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in Xildhibaan Obama oo ka mdi ah Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland, isla-markaana Madax ka ah Guddida daba-galka hantida Ummadu aanu gelin Karin gobolkaasi. Hadalkan oo uu warbaahinta ka sheegay Guddoomiyaha Gobolka Saaxil, Fahmi Cabdi Bidaar ayaa ka dambeeyay eedaymo musuqmaasuq oo Xildhibaan Obama iyo guddida uu Madaxda ka yahay dusha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2438,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Dj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2437"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2437\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}