{"id":24368,"date":"2016-09-01T12:26:18","date_gmt":"2016-09-01T12:26:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24368"},"modified":"2016-09-01T12:26:18","modified_gmt":"2016-09-01T12:26:18","slug":"deg-deg-madaxweynihii-brazil-oo-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/01\/deg-deg-madaxweynihii-brazil-oo-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"DEG DEG MADAXWEYNIHII BRAZIL OO XIL KA QAADIS LAGU SAMEEYAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Brazil <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 Aqalka sare ee baarlamaanka dalka Brazil ayaa u codeeyay xil ka qaadista Dilma Rouseff, kadib markii lagu helay dambi iyo inay musuq maasuqday miisaaniyada dalkaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-31329 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/brazil.jpg?resize=460%2C259\" sizes=\"auto, (max-width: 460px) 100vw, 460px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/brazil.jpg?w=700 700w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/brazil.jpg?resize=300%2C169 300w\" alt=\"brazil\" width=\"460\" height=\"259\" \/><\/p>\n<p>61 xubnood ayaa u codeeyay xil ka qaadista Ms Rouseff, halka 20 ay diiday, waxaana markii hore loo baahnaa in saddex meelood labo meel xilka looga qaadi karo.<\/p>\n<\/div>\n<p>Haweeneydan Madaxweynaha ka aheyd Brazil ayaa tan iyo bishii May shaqada laga fariisay, kadib markii laga keenay mooshin ka dhan ahaa.<\/p>\n<p>Waxaa loo haystaa inay qarisay sida uu u xun yahay dhaqaalaha waddanka, ka dib markii ay wax ka badashay miisaaniyada.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka Brazil Michel Temer ayaa maanta la filayaa in si rasmi ah xilka Madaxweynenimo loogu dhaariyo, kadib markii tan iyo bishii May uu si KMG ah xilka u hayay.<\/p>\n<p>Ms Rousseff, oo ah madaxweynihii ugu horeeyay oo dumar ah ee dalka Brazil waxay sheegtay in dacwada ay tahay inqilaab ay samaynayaan siyaasiyiinta garabka midig.<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Office<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Brazil (Arabsiyo-News):-\u00a0 Aqalka sare ee baarlamaanka dalka Brazil ayaa u codeeyay xil ka qaadista Dilma Rouseff, kadib markii lagu helay dambi iyo inay musuq maasuqday miisaaniyada dalkaas. 61 xubnood ayaa u codeeyay xil ka qaadista Ms Rouseff, halka 20 ay diiday, waxaana markii hore loo baahnaa in saddex meelood labo meel xilka looga qaadi karo. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24369,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6l2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24368"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24368\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}