{"id":24366,"date":"2016-09-01T12:24:43","date_gmt":"2016-09-01T12:24:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24366"},"modified":"2016-09-01T12:24:43","modified_gmt":"2016-09-01T12:24:43","slug":"daawo-xildhibaan-xassan-cawaale-oo-maayarka-hargeysa-u-hanjabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/09\/01\/daawo-xildhibaan-xassan-cawaale-oo-maayarka-hargeysa-u-hanjabey\/","title":{"rendered":"DAAWO XILDHIBAAN XASSAN CAWAALE OO MAAYARKA HARGEYSA U HANJABEY\u00a0"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan oo ka mi ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golahaasi ayaa waxaa uu warbaahinta u mariyey hadlo hanjabaad u muuqda maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in maayarka Caasimadu uu gudida arimaha bulshada ee uu gudoomiyaha\u00a0 u yahay laba jeer oo ay la balantey labadaba \u00a0u\u00a0aray isla markaana uu hor imaan waayey<\/p>\n<p>Sidoo kale xildhibaan Xassan Cawaale ayaa waxaa u xusay in maayarku \u00a0saddex jer oo hore uu ka maqnaadey balamo ay la\u00a0 lahayeen gudida joogtada ah ee golahaasi \u00a0waxaana uu su,aal galiyey sababta ku kaliftey talaabooyinkaas<\/p>\n<p>Waxaana uu xildhibaan Xassan Cawaale ku hanjabey in gudidiisu golaha hor keeni doonto mooshinkii lagu dhimaayey awooda maayirada \u00a0xilka lagaga qaadi karo<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ClsJey2CBUk\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan oo ka mi ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha gudida arimaha bulshada ee golahaasi ayaa waxaa uu warbaahinta u mariyey hadlo hanjabaad u muuqda maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco. &nbsp; Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in maayarka Caasimadu uu gudida arimaha bulshada ee uu gudoomiyaha\u00a0 u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13687,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6l0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24366"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24366\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}