{"id":24307,"date":"2016-08-31T17:19:09","date_gmt":"2016-08-31T17:19:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24307"},"modified":"2016-08-31T17:19:09","modified_gmt":"2016-08-31T17:19:09","slug":"daawo-sawirada-wasiir-ku-qasbay-ilaaladiisa-inay-kor-u-xumabaaraan-oo-fadeexad-xun-ku-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/31\/daawo-sawirada-wasiir-ku-qasbay-ilaaladiisa-inay-kor-u-xumabaaraan-oo-fadeexad-xun-ku-dhacday\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada : Wasiir ku qasbay ilaaladiisa inay kor u Xumabaaraan oo Fadeexad xun ku dhacday !!"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan dalka Hindiya waliba hogaamiya gobolka Madhya Pradesh Mr. Shivraj Singh Chouhan ayaa waxaa la soo gudboonaatay fadeexo, kadib markii uu ilaaladiisa iyo Taageerayaashiisa ku qasbay in kor loo xambaaraan xili dad fara badan agtiisa ku dhimanayeen .<\/p>\n<p>Wabi ayaa ku fatahay gobolka uu ka taliyo Wasiirkaan ee Madhya Pradesh waxaana ku dhintay 17-ruux halka Mr. Shivraj Singh Chouhan uu ku amray ilaaladiisa in koor loo xambaaro si aysan u gaarin biyaha Fatahaada wabiga uu xiligaasi marayay.<\/p>\n<p>Mr. Shivraj Singh Chouhan oo 56 jir ah iminka waxaa daba dhigtay inta badan Saxaafada dalka India kuwaas oo ku tilmaamay nin naf jecel waliba kibir badan maadaama uu ka faanay inay qooyaan biyaha fatahaada wabiga .<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/siir_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/siir_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/siir_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/siir_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan dalka Hindiya waliba hogaamiya gobolka Madhya Pradesh Mr. Shivraj Singh Chouhan ayaa waxaa la soo gudboonaatay fadeexo, kadib markii uu ilaaladiisa iyo Taageerayaashiisa ku qasbay in kor loo xambaaraan xili dad fara badan agtiisa ku dhimanayeen . Wabi ayaa ku fatahay gobolka uu ka taliyo Wasiirkaan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24308,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6k3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24307"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24307\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}