{"id":24294,"date":"2016-08-31T11:23:22","date_gmt":"2016-08-31T11:23:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24294"},"modified":"2016-08-31T11:23:22","modified_gmt":"2016-08-31T11:23:22","slug":"masuul-sare-oo-katirsanaa-dowlada-waqooyiga-kuuriya-oo-lagu-toogtay-baasuuke-iyo-sababta-ka-dambeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/31\/masuul-sare-oo-katirsanaa-dowlada-waqooyiga-kuuriya-oo-lagu-toogtay-baasuuke-iyo-sababta-ka-dambeysa\/","title":{"rendered":"Masuul sare oo katirsanaa Dowlada Waqooyiga Kuuriya oo lagu toogtay Baasuuke iyo Sababta ka dambeysa"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Mayalka adag ee Waqooyiga Kuuriya ka taliya Kim jong-il ayaa amar ku bixiyay in la toogto Ra&#8217;isul wasaare kuxigeenka dhinaca Tacliinta dalkaasi , kadib markii uu ku eedeeyay in qadarin uusan u muujin .<\/p>\n<p>Sida ay baahinayaan Wakaaladaha Wararka qaarkood Hogaamiyaha Kuuriya Waqooyi ayaa ka carooday kadib markii Raisul Wasaare kuxigeenka uu soo booqday Qasriga Madaxtooyada uusan madaxa u raaricin ixtiraab badana u muujin.<\/p>\n<p>Masuulkan la dilay ayaa la sheegay in uu ka biyo diiday in uu madaxa u raariciyo Hogaamiyaha Waqooyiag Kuuriya, waxa uuna durba Kim Jong uu amar ku bixiyay in masuulkan la ciqaabo si xuna loo dilo.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta iyo dadka kale ee taga xarunta Madaxtooyada Waqooyiga Kuuriya ayaa waajib ku tahay in ay madaxa u raariciyaan Hogaamiyaha dhalinta yar ee awooda dalkaasi sida xooga ah ku maamula.<\/p>\n<p>Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in masulkan lagu toogtay qorayga loo yaqaan baasuukaha ama sabanka, waxa uuna arintan ugu gon leeyahay Hogaamiyaha Kuuriyada in uu kusii cabsi galiyo masuuliyiinta kale ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya ayaa intii uu xilka hayay waxa uu si xun oo laga argagaxy u dilay Wasiiro , Saraakiil iyo Masuuliyn katirsan dowlada dalkaasi, waxaana dadka uu dilay kamid ahaa adeerkiisa oo kamid ahaa dadka hogaanka dalkaasi ugu sareeyay<\/p>\n<p>North Kuriya Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Mayalka adag ee Waqooyiga Kuuriya ka taliya Kim jong-il ayaa amar ku bixiyay in la toogto Ra&#8217;isul wasaare kuxigeenka dhinaca Tacliinta dalkaasi , kadib markii uu ku eedeeyay in qadarin uusan u muujin . Sida ay baahinayaan Wakaaladaha Wararka qaarkood Hogaamiyaha Kuuriya Waqooyi ayaa ka carooday kadib markii Raisul Wasaare kuxigeenka uu soo booqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6jQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24294"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24294\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}