{"id":24288,"date":"2016-08-31T06:39:39","date_gmt":"2016-08-31T06:39:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24288"},"modified":"2016-08-31T06:39:39","modified_gmt":"2016-08-31T06:39:39","slug":"sargaalkii-dhawaan-ka-soo-baxsaday-ururka-al-shabaab-oo-sir-fara-badan-kashifay-daawo-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/31\/sargaalkii-dhawaan-ka-soo-baxsaday-ururka-al-shabaab-oo-sir-fara-badan-kashifay-daawo-muuqaal\/","title":{"rendered":"Sargaalkii dhawaan ka soo baxsaday ururka Al Shabaab oo Sir fara badan Kashifay !!.(Daawo Muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>Mid ka mid ahaa Masuuliyiintii ururka Al Shabaab oo dhawaan ka soo baxsaday kooxdaas ayaa iminka waxa uu kashifay sir fara badan oo ururkaan u qarsooneed taas oo dad badan ka yaabisay .<\/p>\n<p>Horjoogahaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Ibraahim Aadan Ibraahim waxaana gudaha ururka Al Shabaab looga yaqaanay (Ibraahim Nadaara) .<\/p>\n<p>Sargaalkaan ayaa sheegay in sababta ku kaliftay in uu ka soo baxo ururka Al Shabaab inay tahay ka dib markii ay baneeysteen dhiiga Dadka Muslimiinta ah Maxkamad la\u00b4aan , waliba ay hareer mareen sharciyadii ururkaan u yaalay ka dib markii weeraradooda ay ku soo idlaadeen goobaha shacabka sida Hoteelada , Maqaayadaha IWM .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qBW7vIfF5eo\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid ka mid ahaa Masuuliyiintii ururka Al Shabaab oo dhawaan ka soo baxsaday kooxdaas ayaa iminka waxa uu kashifay sir fara badan oo ururkaan u qarsooneed taas oo dad badan ka yaabisay . Horjoogahaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Ibraahim Aadan Ibraahim waxaana gudaha ururka Al Shabaab looga yaqaanay (Ibraahim Nadaara) . Sargaalkaan ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-24288","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6jK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24288"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24288\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}