{"id":24284,"date":"2016-08-31T06:09:48","date_gmt":"2016-08-31T06:09:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24284"},"modified":"2016-08-31T06:09:48","modified_gmt":"2016-08-31T06:09:48","slug":"deg-deg-afhayeenka-is-oo-lagu-dilay-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/31\/deg-deg-afhayeenka-is-oo-lagu-dilay-suuriya\/","title":{"rendered":"Deg Deg Afhayeenka IS oo lagu dilay Suuriya"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/1BFF\/production\/_90976170_al-cadnani.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Afhayeenka IS\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa shaaciyay in mid ka mid ah saraakiisha sare lagu dilay dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Abu Maxamed al-Cadnani, oo ahaa afhayeenka ururkaasi ayaa lagu dilay iska hor imaad ka dhacay gobolka Xaleb, sida lagu sheegay barta internet-ka ee Amaq, ee xiriirka la leh dowladda Islaamiga.<\/p>\n<p>Ururka ayaan ka hadlin xilliga uu dhintay sarkaalkaasi.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uul sare oo ka tirsan wasaaradda difaaca ee Maraykanka, ayaa BBC u sheegay in ay qiimeynayaan duqeyn cirka ah oo Talaadadii loo geystay deegaanka al-Bab ee waqooyi bari Xaleb.<\/p>\n<p>Waaxda arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa al-Cadnani ku tilmaamtay in uu yahay argagixis caalami ah, waxaana madaxiisa dulyaalay 5 milyan oo dollar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ayaa shaaciyay in mid ka mid ah saraakiisha sare lagu dilay dalka Suuriya. Abu Maxamed al-Cadnani, oo ahaa afhayeenka ururkaasi ayaa lagu dilay iska hor imaad ka dhacay gobolka Xaleb, sida lagu sheegay barta internet-ka ee Amaq, ee xiriirka la leh dowladda Islaamiga. Ururka ayaan ka hadlin xilliga uu dhintay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24285,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6jG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24284"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24284\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}