{"id":24281,"date":"2016-08-30T18:13:43","date_gmt":"2016-08-30T18:13:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24281"},"modified":"2016-08-30T18:13:43","modified_gmt":"2016-08-30T18:13:43","slug":"daawo-wasiirka-arimaha-dibada-sland-oo-kulan-la-qaatay-dhigiisa-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/30\/daawo-wasiirka-arimaha-dibada-sland-oo-kulan-la-qaatay-dhigiisa-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Daawo Wasiirka Arimaha Dibada S\/land oo kulan la qaatay Dhigiisa Dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira(AN)Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Magalada Qaahira ee Dalka Masar Kulan Kula Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Masar Saamax Shukri<\/p>\n<p>Talafishan laga leeyahay Dalka Masar ayaa Baahiyaay Socdaalka Dalka Masar ku yimid Wasiirka Arimaha dibada S\/land \u00a0waxanu sheegay Telefishanku in ay labada masuul ka wada Hadleen Sidii Somaliland looga Tageeri laha Goni Isku taaga , iyo sidii dalka Masar\u00a0 ay somaliland uga Caawin lahaayeen dhanka waxbarashada Iyo Dhaqaalaha<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qEddi3Qlnnw\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nArabsiyo.net<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira(AN)Wasiirka arimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa Magalada Qaahira ee Dalka Masar Kulan Kula Qaatay Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Masar Saamax Shukri Talafishan laga leeyahay Dalka Masar ayaa Baahiyaay Socdaalka Dalka Masar ku yimid Wasiirka Arimaha dibada S\/land \u00a0waxanu sheegay Telefishanku in ay labada masuul ka wada Hadleen Sidii Somaliland looga Tageeri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24282,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6jD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24281"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24281\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}