{"id":24250,"date":"2016-08-30T13:24:56","date_gmt":"2016-08-30T13:24:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24250"},"modified":"2016-08-30T13:24:56","modified_gmt":"2016-08-30T13:24:56","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-qaabiley-safiirka-dawladda-ingiriiska-u-qaabilsan-somaliland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/30\/gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-oo-qaabiley-safiirka-dawladda-ingiriiska-u-qaabilsan-somaliland-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo qaabiley Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland  iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna<br \/>\nmurrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi,<br \/>\nwaxa uu la kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland<br \/>\niyo Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefti ay hoggaaminayo oo booqasho ku<br \/>\nyimi dalka Somaliland.<\/p>\n<figure id=\"attachment_24251\" aria-describedby=\"caption-attachment-24251\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0152.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-24251\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0152.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-24251\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>Guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi oo uu weheliyo<br \/>\nGuddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed<br \/>\nCabdi-dheere), waxay weftiga Safiirka la yeesheen kulan saacado qaatay<br \/>\noo ka dhacay huteelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa galinkii dambe<br \/>\nee maanta, kaas oo ay kaga wadahadleen arrimo ku saabsan danaha labada<br \/>\ndal ee Somaliland iyo Ingiriiska iyo waxyaabaha ay ka wadashaqeeyaan.<br \/>\nGuddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland iyo Safiirka Ingiriisku waxay<br \/>\niska waraysteen xaaladdaha guud ee Mandaqada, qaddiyadda Jamhuuriyadda<br \/>\nSomaliland iyo dhinacyada dawladda Ingiriiska iyo guud ahaan beesha<br \/>\ncaalamku kala shaqeeyaan Somaliland sidii loo sii horumarin lahaa.<br \/>\nLabada dhinac waxay si xoogga ah uga wadahadleen arrimaha doorashooyinka<br \/>\nSomaliland ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada iyo u diyaargarowga<br \/>\nqabsoomidooda.<br \/>\nGuddoomiyaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi waxa uu u sheegay in hawlaha<\/p>\n<figure id=\"attachment_24252\" aria-describedby=\"caption-attachment-24252\" style=\"width: 800px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0154.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-24252\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.net\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DSC_0154.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-24252\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>loogu diyaaragaroobayo doorashooyinku gabogabo yihiin, maadaama<br \/>\ndiiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinku dhammaad ku dhawdahay oo<br \/>\nuu socdo gobolkii u dambeeyey oo ah Sool. Waxa kaloo uu u caddeeyey<br \/>\nweftiga Ingiriiska mowqifka xisbiga iyo xukuumaddiisu inuu yahay in<br \/>\ndoorashooyinku ku qabsoomaan waqtigooda bisha March 2017, isl markaana<br \/>\nay horeba u dhammaystireen oo aanay waxba ka qabyo ahayn doorashada<br \/>\nMadaxtooyada, balse caqabadda keliya ee jirtaa ay ku kooban tahay<br \/>\ndoorashada Golaha Wakiillada oo xeerkii lagu dooran lahaa xildhibaannadu<br \/>\naannu weli diyaar ahayn.<br \/>\nQodobada kale ee masuuliyiinta KULMIYE iyo Safiirku ka wadahadleen waxa<br \/>\nka mid ahaa wadahadallada u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya iyo<br \/>\nhorumarin laga sameeyo gobollada bari ee Somaliland, iyadoo la<br \/>\nqiimaynayo diiwaangelinta codbixiyayaasha ee ka hirgashay iyo shirarka<br \/>\nwadahadallada wax-wada-lahaanshaha iyo nabadda ah ee u socda shacabka<br \/>\ndeegaanadaasi iyo dawladoodda.<br \/>\nDhankeeda Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya Harriet<br \/>\nMathews oo ay wehelinaysay sarkaalka dhinaca siyaasadda u qaabilsan<br \/>\nSafaaradda UK ee Itoobiya Lizzie Lovett, waxay ka mahadceliyeen soo<br \/>\ndhawaynta iyo kulanka ay la yeesheen hoggaanka xisbiga KULMIYE.<br \/>\nHarriet Mathews waxay soo dhawaysay dadaallada xisbal-xaakimka<br \/>\nSomaliland iyo xukuumaddiisu wadaan iyo mowqifka cad ee rabitaankooda<br \/>\ndoorashooyinka oo ku dhaca waqtigooda.<br \/>\nWaxa kaloo Safiirku xustay in dawladeeda Ingiriiska ay ka go\u2019antahay sii<br \/>\nwadida taageerada hannaanka dimuqraadiyadda Somaliland iyo arrimaha<br \/>\nhorumarinta adeegyada aasaasiga iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH.<\/p>\n<p>Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)<br \/>\n_________________________________<br \/>\nAf-hayeenka Xisbiga KULMIYE<br \/>\nEmail: kulmiyemanager@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu la kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefti ay hoggaaminayo oo booqasho ku yimi dalka Somaliland. Guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi oo uu weheliyo Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga Md. Axmed Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24252,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6j8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24250"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24250\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}