{"id":2425,"date":"2014-12-23T14:48:49","date_gmt":"2014-12-23T14:48:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2425"},"modified":"2014-12-23T14:48:49","modified_gmt":"2014-12-23T14:48:49","slug":"internet-laaan-kajirta-waqooyiga-kuuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/23\/internet-laaan-kajirta-waqooyiga-kuuriya\/","title":{"rendered":"Internet la&#8217;aan kajirta Waqooyiga Kuuriya"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141202022606_kim_jong_un_512x288__nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2426\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141202022606_kim_jong_un_512x288__nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"141202022606_kim_jong_un_512x288__nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Khuburadu waxa ay sheegayaan in Waqooyiga Kuuriya ay soo wajahday cilado internet oo aan horay loo arag. Iyada oo qaar ay sheegayaan in dhamaan Oline-kii uusan shaqaynaynin.<\/p>\n<p>Arrintani waxa ay imaanaysaa kaddib markii Washington ay sheegtay in ay qaadi doonto jawaab u dhiganta weerarkii Internetka ee lagu qaday shirkadda Maraykanka ee Sony Pictures, shirkadaas oo samaysay filimkii shactirada ama madadaalada ahaa ee laga matalay hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un.<\/p>\n<p>Dhanka kalana Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in qorshayaashooda ay ku daraan xaaladaha xuquuqda aadanaha ee Waqooyiga Kuuriya inkasta oo arrintaasi ay ka biyo-diidanyihiin Shiinaha iyo Ruushku.<\/p>\n<p>Sanadkan horaantiisii warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa hogaanka Koonfurta Kuuriya ku eedeeysay in uu gaysanayo tacadiyo baaxadwayn oo xuquuqda aadanaha ka dhan ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khuburadu waxa ay sheegayaan in Waqooyiga Kuuriya ay soo wajahday cilado internet oo aan horay loo arag. Iyada oo qaar ay sheegayaan in dhamaan Oline-kii uusan shaqaynaynin. Arrintani waxa ay imaanaysaa kaddib markii Washington ay sheegtay in ay qaadi doonto jawaab u dhiganta weerarkii Internetka ee lagu qaday shirkadda Maraykanka ee Sony Pictures, shirkadaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2426,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2425","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-D7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2425"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2425\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}