{"id":24240,"date":"2016-08-30T10:47:09","date_gmt":"2016-08-30T10:47:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24240"},"modified":"2016-08-30T10:47:09","modified_gmt":"2016-08-30T10:47:09","slug":"deg-deg-daawo-suldaan-sabeyso-oo-hadalo-hanjabaad-u-muuqda-hawda-u-mariyey-madax-dhaqameedka-reer-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/30\/deg-deg-daawo-suldaan-sabeyso-oo-hadalo-hanjabaad-u-muuqda-hawda-u-mariyey-madax-dhaqameedka-reer-awdal\/","title":{"rendered":"DEG DEG \u00a0DAAWO :- SULDAAN SABEYSO OO HADALO HANJABAAD U MUUQDA HAWDA U MARIYEY MADAX DHAQAMEEDKA REER AWDAL\u00a0"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong> Suldaan Mowliid Sabeyso oo ka mid ah madax dhaqameedka waqooyiga Magaalada Hargeysa\u00a0 oo \u00a0ayaa waxaa uu maanta\u00a0 ka hadley lix goobood oo\u00a0 ku yaala waqooyiga Magaalada Hargeysa oo ay xukumadu sheegtay in ay ka bilaabseyso diwaangalnta cod bixiyaasha taas oo uu\u00a0 lagu muransan yahay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Suldaanka ayaa waxaa uu warbaahinta u mariyey madax dhaqmeedka reer Awdal hadlo hanjabaad u muuqada\u00a0 waxaana uu sheegay in ay nasiib daro ahay in habeen walba ay saladiinta rer Awdal telefiishanada la soo fadhiistaan hadlo hanjabaad ah<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in lixdaas goobood ay yahiin lix goobood oo ay degan leeyihiin isla markaana ay xukuumadu ku mahadsan tahay in ay sanaaduuqda diwaangalinta geyso<\/p>\n<p>\u201d Reer Awdal waxaan leeyahay Somaliland waad ku faa,ideeyn ee rabshka yareysta ilmaadeerayaal , lixdaas goobdna waa deegan kaygii , xukuumaduna wey ku mahadsan tahay in ay geyso sanaaduuqda diwaagalinta \u201d ayuu yidhi suldaan sabeyso<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/95Qn7MM417s\" width=\"550\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Suldaan Mowliid Sabeyso oo ka mid ah madax dhaqameedka waqooyiga Magaalada Hargeysa\u00a0 oo \u00a0ayaa waxaa uu maanta\u00a0 ka hadley lix goobood oo\u00a0 ku yaala waqooyiga Magaalada Hargeysa oo ay xukumadu sheegtay in ay ka bilaabseyso diwaangalnta cod bixiyaasha taas oo uu\u00a0 lagu muransan yahay &nbsp; Suldaanka ayaa waxaa uu warbaahinta u mariyey madax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24241,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24240","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6iY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24240","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24240"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24240\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}