{"id":24221,"date":"2016-08-29T13:31:53","date_gmt":"2016-08-29T13:31:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24221"},"modified":"2016-08-29T13:31:53","modified_gmt":"2016-08-29T13:31:53","slug":"shaqaalaha-madaarka-diyaaradaha-moqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyey-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/29\/shaqaalaha-madaarka-diyaaradaha-moqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyey-sawiro\/","title":{"rendered":"SHAQAALAHA MADAARKA DIYAARADAHA MOQDISHO OO SHAQO JOOJIN SAMEEYEY + (SAWIRO)."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho<strong><em> (Arabsiyo-News):-<\/em><\/strong>\u00a0 Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howl gala Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin iyo banaan bax\u00a0 ah ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha, iyagoo ka cabanaya shirkada Favori ee gacanta ku heysa howlaha garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-31177 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s1-1.jpg?resize=648%2C365\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s1-1.jpg?w=648 648w, http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s1-1.jpg?resize=300%2C169 300w\" alt=\"s1\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Shaqaalahan ayaa ka cabanaya in muddo aanay qaadan wax mushaar ah, iyadoo mudnaanta koowaad la siiyo dadka ajnabiga ee ka shaqeeya Garoonka<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah shaqaalaha dibad baxa sameeyay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in lagu xadgudbo xuquuqdooda, isla markaana saacado badan shaqeeyaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-31178 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s2-1.jpg?resize=648%2C365\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s2-1.jpg?w=648 648w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s2-1.jpg?resize=300%2C169 300w\" alt=\"s2\" width=\"648\" height=\"365\" \/><\/p>\n<p>\u201cWaxaa ka cabaneynaa in mushaar aanan qaadan waqti dheer, mar walba mudnaanta waxaa la siiyaa dadka Ajnabiga ah, xuquuqda uu shaqaale leeyahay ma helno, waxaa shaqeynaa saacado dheer, fasax ma jiro, waxaa inoo sii dheer in qofkii soo daaha inuu ganaax la kulmayo, dhibaatooyinkan muddo ayay soo jiitamayeen\u201dayuu yiri mid ka mid ah shaqaalihii saaka ku hor banaan baxay garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale shaqaalaha ayaa ka cawday inuu qofka heysta shahaado jaamacadeed iyo mid Dugsi sare ay yihiin kuwo isla siman oo mushaarka ay qaataan ay isku mid yihiin, waxaana ay tilmaameen in arrintan ay aheyd mid soo jiitameysay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-31179 aligncenter\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s3-1.jpg?resize=572%2C322\" sizes=\"auto, (max-width: 572px) 100vw, 572px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s3-1.jpg?w=648 648w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/s3-1.jpg?resize=300%2C169 300w\" alt=\"s3\" width=\"572\" height=\"322\" \/><\/p>\n<p>\u201cQofka heysta shahaado Jaamacadeed waxaa la siiyaa 3 boqol oo doolar, markii hore xuquuqda qofka sharciga u yaal ee shahaado jaamacadeed ka baxay waxaa mushaarkiisa ahaa 7 boqol, qofka dugsiga sare ka baxay waa 4 boqol, qof walba wixii la doona la siinayaa, xuquuqdeena cid ka hadleysa ma jirto\u201dayuu yiri mid ka mid ah dadkii dibad baxayay.<\/p>\n<p>Shirkada Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa gacanta ku heysa garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana ka shaqeeya Shaqaale isugu jira Soomaali iyo Ajnabi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (Arabsiyo-News):-\u00a0 Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howl gala Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin iyo banaan bax\u00a0 ah ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha, iyagoo ka cabanaya shirkada Favori ee gacanta ku heysa howlaha garoonka diyaaradaha. Shaqaalahan ayaa ka cabanaya in muddo aanay qaadan wax mushaar ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24222,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6iF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24221"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24221\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}