{"id":24181,"date":"2016-08-27T17:26:51","date_gmt":"2016-08-27T17:26:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24181"},"modified":"2016-08-27T17:26:51","modified_gmt":"2016-08-27T17:26:51","slug":"dawladda-itoobiya-oo-ka-hadshay-socdaalkii-madaxweyne-siillaanyo-ee-goboladda-bariga-wadda-hadalka-khaaatumo-iyo-codsigii-halka-milyan-ee-reer-somaliland-dunida-u-dirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/27\/dawladda-itoobiya-oo-ka-hadshay-socdaalkii-madaxweyne-siillaanyo-ee-goboladda-bariga-wadda-hadalka-khaaatumo-iyo-codsigii-halka-milyan-ee-reer-somaliland-dunida-u-dirtay\/","title":{"rendered":"Dawladda Itoobiya Oo Ka Hadshay Socdaalkii Madaxweyne Siillaanyo Ee G\/Bariga,Wadda Hadalka Khaaatumo Iyo Codsigii Halka Milyan Ee S\/land Dunida U Dirtay"},"content":{"rendered":"<p>Adis ababa(AN) Warbixinta todobaad laha ee isbuuc kasta maalinta Jimcaha ay \u00a0Wasaaradda Arimaha Dibadda federaalka dalka Itoobiya Isbuuc kasta ay ka diyaariso Siyaasadda iyo dhacdooyinka Geeska iyo qaraadda Afrika iyo waliba dunida kale waxa ka soo kordha ayaa todobaadkan qodob ka mid ah ay ku soo qaadatay Socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku tegay Bariga Somaliland ee Sool iyo Sanaag iyo wada hadalka dawladdu Kooxda Cali Khaliif Galeydh horjooga u yahay ee Khaatumo la la bilaabay iyada oo sido kale Arimaha Dibadda Itoobiya ka hadashay Barnaajikii\u00a0 Hal Milyan iyo Kow iyo Labaatanka Kun (1, 021,000) ee Qof ee Muwaadiniinta Somaliland Saxeexeen ee Aqoonsiga Beesha Caalamka ay Somaliland kaga dalbanayeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaana qoraalka lagu daabacay Mareegta Arimaha Dibadda Itoobiya lagu yidhi\u201d Madaxweynaha Somaliland Axmed (Siillaanyo) waxa uu todobaadkii hore safar booqasho ah ku tegay gobolka Sool ee goboladda Bariga Sanaag iyo Cayn ka mid ah, halkaas oo inta badan ay Somaliland iyo Putland meelo ka mid ku muransan yihiin, waxa sido kale madaxweynaha iyo dawladdiisa Somaliland u suurto gashay inay Maamulka Kooxda Khaatumo ee Dr Cali Khaliif Galeydh hogaamiyo wada hadal la fureen, taas oo aheyd arin aan hore loo fileyn, isla markaana mararka qaarna mushkilado ka dhex hurin jirtay Somaliland iyo Butland sannadihii u dambeeyey.<\/p>\n<p>Warbixintan todobaadlaha ee Arimaha Dibada dalweynaha Itoobiya todobaadkan daabacay waxa sido kale lagu soo qaaday arintii Muwaadiniinta Halka Milyan ee Qof ay qoraalka Codsiga ah (A petition calling for international recognition) aqoonsi dalkooda Jamhuuriyadda Somaliland ee ay dunida u direen waxaana qoraalka Arimaha dibaddu Itoobiya arintan kaga hadashay lagu yidhi &#8220;Codsi lagu dalbanaayo aqoonsi Caalami ah oo ay Jamhuuriyadda Somaliland ka hesho beesha caalamka ayaa laga soo ururiyey oo ay ku saxeexan yihiin Hal Milyan iyo Kow iyo Labaatan Kun oo qof (1, 021,000) oo muwaadiniin reer Somaliland u dhashay, sida uu cadeeyey wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo isaga oo arinta (Petition)-ka ka hadlayey yidhi &#8220;Warqadaha Codsigan \u00a0waxay adkeynayaan mar kale baahida bulshadda Somaliland ay qabaan, hadaba waxa weeye rajadaydu inay bulshadda Caalamku ay Ixtiraam iyo tixgalinta dareen kooda nagu siin doonaan arinta Ictiraafka aanu baahida weyn u qabno\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adis ababa(AN) Warbixinta todobaad laha ee isbuuc kasta maalinta Jimcaha ay \u00a0Wasaaradda Arimaha Dibadda federaalka dalka Itoobiya Isbuuc kasta ay ka diyaariso Siyaasadda iyo dhacdooyinka Geeska iyo qaraadda Afrika iyo waliba dunida kale waxa ka soo kordha ayaa todobaadkan qodob ka mid ah ay ku soo qaadatay Socdaalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku tegay Bariga Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9250,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6i1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24181"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24181\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}