{"id":24152,"date":"2016-08-27T10:28:35","date_gmt":"2016-08-27T10:28:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24152"},"modified":"2016-08-27T10:28:35","modified_gmt":"2016-08-27T10:28:35","slug":"murashaxii-jamhuuriga-ee-guul-daraystay-oo-dunida-u-jeediyey-dardaaran-la-xidhiidha-nolosha-iyo-farxadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/27\/murashaxii-jamhuuriga-ee-guul-daraystay-oo-dunida-u-jeediyey-dardaaran-la-xidhiidha-nolosha-iyo-farxadda\/","title":{"rendered":"MURASHAXII JAMHUURIGA EE GUUL-DARAYSTAY OO DUNIDA U JEEDIYEY DARDAARAN LA XIDHIIDHA NOLOSHA IYO FARXADDA."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Washington-{AN}-Murrashaxii guul-daraystay ee doonayey in Jamhuurigu u sharaxaan Madaxweynenimada Maraykanka, Ben Carson, isla-markaana ah dhakhtar qalliin oo ka mid ah khabiirrada dunida ugu aqoonta badan caafimaadka maskaxda aadamaha, ayaa dhawaan baahiyey dardaaran uu dunida u jeedinayo oo\u00a0uu cinwaan uga dhigay:<\/p>\n<p><em>\u00a0<strong>\u201cNolosha aad saluugsan tahay dad baa haybsan kari la\u2019.\u201d<\/strong><\/em><\/p>\n<p>\u201cIlmaha yar ee beertooda dhex joogaa marka uu arko diyaarad dul maraysa wuxuu ku riyoodaa\u00a0haddii aad mar uun diyaarad duulin lahayd; bayloodka diyaaradda wadaana wuxuu hoos u soo eegaa gurigaa beerta ku dhex yaal wuxuuna ku riyoodaa\u00a0goormaad sida wiilkaa yar heli doontaa beer aad ku nasato kuna raaxaysato.\u00a0Noloshu waa sidaas. Ku faraxsanoow noloshaada waxba yaanay nolol qof kale kuu hillaacin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/AR-151029777.jpg\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122118\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/AR-151029777.jpg?resize=4000%2C2667\" alt=\"AR-151029777\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>Haddii qaninimada iyo turjaanimadu ay farxad horseedayaan\u00a0waxaynu arki lahayn dadka maal-qabeenka ah\u00a0oo iyaga oo dhoola-caddaynaya dariiqyada ku ciyarayaha qoob-ka-ciyaar, laakiin carruurta reerahoodu saboolka yihiin oo kaliya ayaynu aragnaa iyaga oo faraxsan oo ku dhaansaya dariiqyada.<\/p>\n<p>Haddii awoodda uu qof leeyahay ay amni u keenayso madaxdu waxay suuqa iska lugayn lahaayeen iyaga oo aan ilaalo wadan, laakiin dadka aan awoodda lahayn ee iska caadiga ah oo kaliya ayaa bilaa ilaalo meel walba\u00a0taxtaxaasha.<\/p>\n<p>Haddii quruxda iyo caanimadu ay kordhiyaan xidhiidhka aadamuhu kula yeelanayo, fannaaniinta iyo kuwa quruxda ku caan-baxay ayaa guurkoodu waari lahaa.<\/p>\n<p>Ku faraxsanoow noloshaada waxba yaanay nolol kale kuu hillaacin. Ku noolow nolol iska caadi ah. Dhulka aayar soco, dadkana jacayl u muuji. Wax waloo aad u baahan tahay dib ayaad u heli doontaa.\u201d<\/p>\n<p><strong>Ben Carson<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Haqabtirenews:<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington-{AN}-Murrashaxii guul-daraystay ee doonayey in Jamhuurigu u sharaxaan Madaxweynenimada Maraykanka, Ben Carson, isla-markaana ah dhakhtar qalliin oo ka mid ah khabiirrada dunida ugu aqoonta badan caafimaadka maskaxda aadamaha, ayaa dhawaan baahiyey dardaaran uu dunida u jeedinayo oo\u00a0uu cinwaan uga dhigay: \u00a0\u201cNolosha aad saluugsan tahay dad baa haybsan kari la\u2019.\u201d \u201cIlmaha yar ee beertooda dhex joogaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24153,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6hy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24152"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24152\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}