{"id":24145,"date":"2016-08-26T15:08:29","date_gmt":"2016-08-26T15:08:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24145"},"modified":"2016-08-26T15:08:29","modified_gmt":"2016-08-26T15:08:29","slug":"daawo-gudoomiyaha-xisbiga-fiiland-axmed-xoghayaha-ee-swedan-ayaa-dagmada-geedbalaadh-ugu-deeqen-deeq-ka-koobnayd-adeegyada-wax-barshada-iyo-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/26\/daawo-gudoomiyaha-xisbiga-fiiland-axmed-xoghayaha-ee-swedan-ayaa-dagmada-geedbalaadh-ugu-deeqen-deeq-ka-koobnayd-adeegyada-wax-barshada-iyo-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Fiiland  Axmed  Xoghayaha Ee Swedan  Ayaa  Dagmada Geedbalaadh Ugu Deeqen  Deeq Ka Koobnayd Adeegyada Wax Barshada iyo Caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Gudoomiyaha Iyo Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Jaaliyada Wadanka Fiiland \u00a0ay oo Mudooyinkan Ku Sugnaa Somaliland Ayaa Kormeer Ku indho indhayna Ku Soo Maray Dagmada Geed Balaadh ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley Si Uu Ugu Kuur Galo Xaalada dhabta ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Deegaankani Geed Balaadh \u00a0Waxaanu Kulamo La Qaatay Salaadiinta , Cuqaasha , Waxgaradka, Iyo Mamulka Dagmada Geed Balaadh oo uu Ka Xogwaraystay Baahiyaadka Arimaha Bulshada ee Dagmadani islamarkana Gudoonsiiyay Deeq Ka Koobnayd Adeegyada Wax Barshada iyo Caafimaadka<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Jaaliyada Wadanka Fiiland Axmed C\/laahi Khaliif \u00a0iyo Xoghayaha isla Xisbiga Kulmiye ee Wadanka Filand ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Deeqdani<\/p>\n<p>Isagoo Ku Booriyay Inay Gacmaha isku Qabsadaan Dadka Deegaankani sidii ay Hormar uga Samayni Lahaayen Degmada Geedbalaadh Waxanu xusay In Xukuumada Axmed siilanyo Ay Ka Goantahay Waxqabad La Taaban karo Inay Ka Samayso Gobolada Dalka Marka ay Dadka Deegaanku isku Tashadaan iyagu<\/p>\n<span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wJSGqNlUDtY?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Salaadiinta , Cuqaasha , Waxgaradka, Iyo Mamulka Dagmada Geed Balaadh ee Damadani Ayaa Ka Mahad Celiyay Deeqdani<\/p>\n<p>Si Kastaba Ha Ahaatee Gudoomiyaha Jaaliyada Wadanka Filand ee Xisbi Xaakimka Kulmiye \u00a0Axmed C\/laahi Khaliif oo Taagero Mug Iyo Miinsaan Leh, Ku Dhex Le Dagmadani Geed Balaadh Ayay Taasi Sobobi Kartaa in Mar Labaad Deegaankani Geed Balaadh Codkooda Siiyaan Xisbi Xaakimka Kulmiye<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Gudoomiyaha Iyo Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Jaaliyada Wadanka Fiiland \u00a0ay oo Mudooyinkan Ku Sugnaa Somaliland Ayaa Kormeer Ku indho indhayna Ku Soo Maray Dagmada Geed Balaadh ee Ka Tirsan Gobolka Gabiley Si Uu Ugu Kuur Galo Xaalada dhabta ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Deegaankani Geed Balaadh \u00a0Waxaanu Kulamo La Qaatay Salaadiinta , Cuqaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24146,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-24145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6hr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24145"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24145\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}