{"id":24138,"date":"2016-08-26T14:09:39","date_gmt":"2016-08-26T14:09:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24138"},"modified":"2016-08-26T14:09:39","modified_gmt":"2016-08-26T14:09:39","slug":"dawlada-mareykanka-oo-cambaareeysay-weerarkii-xalay-lagu-qaadey-xeebta-liido-ee-magaalada-moqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/26\/dawlada-mareykanka-oo-cambaareeysay-weerarkii-xalay-lagu-qaadey-xeebta-liido-ee-magaalada-moqdisho\/","title":{"rendered":"DAWLADA MAREYKANKA OO CAMBAAREEYSAY WEERARKII XALAY LAGU QAADEY XEEBTA LIIDO EE MAGAALADA MOQDISHO"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Moqdisho <strong><em>(AN):-<\/em><\/strong>\u00a0 Dowladda Mareykanka waxaa ay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii xalay lagu qaaday maqaayadda Banaadir Beach ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-24557\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/usa-flag.jpg?resize=421%2C210\" sizes=\"auto, (max-width: 421px) 100vw, 421px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/usa-flag.jpg?resize=1024%2C512 1024w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/usa-flag.jpg?resize=300%2C150 300w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/usa-flag.jpg?resize=768%2C384 768w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/usa-flag.jpg?resize=800%2C400 800w, http:\/\/i2.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/usa-flag.jpg?w=2000 2000w\" alt=\"American flag flying in the wind\" width=\"421\" height=\"211\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cWaxaan tacsi u direynaa ehelada iyo asxaabta dadkii ku geeriyooday weerarkaas bahalnimada ah, anagoo kuwii ku dhaawacmayna u rajaynayna caafimaad deg dge ah,\u201d ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed laga soo saaray safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka waxaa ay sii wadi doontaa taageerada ay siiyo shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda, iyadoo sidoo kalena ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ka caawin doonta sidii wadanka oo dhan loogu soo dabaali lahaa nabad iyo xasilooni.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (AN):-\u00a0 Dowladda Mareykanka waxaa ay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii xalay lagu qaaday maqaayadda Banaadir Beach ee magaalada Muqdisho. &nbsp; \u201cWaxaan tacsi u direynaa ehelada iyo asxaabta dadkii ku geeriyooday weerarkaas bahalnimada ah, anagoo kuwii ku dhaawacmayna u rajaynayna caafimaad deg dge ah,\u201d ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed laga soo saaray safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6hk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24138"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24138\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}