{"id":24135,"date":"2016-08-26T14:08:07","date_gmt":"2016-08-26T14:08:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24135"},"modified":"2016-08-26T14:08:07","modified_gmt":"2016-08-26T14:08:07","slug":"akhri-magacyada-wasiirada-aanay-marna-taaban-seefta-isku-shaandheynta-madaxweyne-siilayo-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/26\/akhri-magacyada-wasiirada-aanay-marna-taaban-seefta-isku-shaandheynta-madaxweyne-siilayo-sababta\/","title":{"rendered":"AKHRI MAGACYADA WASIIRADA AANAY MARNA TAABAN SEEFTA ISKU SHAANDHEYNTA MADAXWEYNE SIILAYO + SABABTA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeysa <strong><em>(AN):-<\/em><\/strong> Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu golihiisii wasiirada ugu horeysay ee \u00a0xukuumadiisa uu magcaabey 07.28.2010 isla \u00a0markaana waxaa ay xukuumadaasi \u00a0ka \u00a0koobneyd 20 Wasiir iyo 6 Wasiir ku xigeen .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Markii uu madaxweynuhu sameeyey magacaabista\u00a0\u00a0 golaha wasiirada xukuummadiisa cusub intii uu talada dalka hayey waxaa uu sameeyey madaxweynuhu isku shaandheymo\u00a0 badan kuwaas oo uu xilka kaga qaadayey masuulyiin uu hore u magacaabey , qaar \u00a0kalena fursad u siiyey in ay xukuumadiisa ka mid noqdaan , \u00a0halka masuulyiinta qaarkoodna uu \u00a0ka bedelay booskii uu hore ugu magcaabey .<\/p>\n<p>Hadaba waxa xusid mudan isla markaana ay shabakada Ilaysnews.com idiin soo gudbin doonta magacyada wasiiro\u00a0 uu nasiibku u siiyey in aanay marnaba taaban seefta isku sheendheynta Madaxweyne siilanyo taas oo sabab u noqotey in masuulyiintani ay la cimri\u00a0 noqodaan xukuumada Kulmiye oo hada talada\u00a0 dalka haysa muddo ka badan 6 sanadood \u00a0waxaana ka mid ah masuulyiintan .<\/p>\n<p><strong>1.Wasiirka Gaashaniga Axmed Xaaji Cali Cadami :<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>waxaa \u00a0uu ka mid yahay \u00a0saddexda wasiir \u00a0ee aan xafiisyadooda \u00a0laga beddelin tan iyo maalintii Madaxweyne Siilaanyo talada dalka la wareegay \u00a0waxaannu madax ka yahay wasaarad aad u magac weyn, balse hoosta ka madhan \u00a0shaqaalaheeduna aanu ka badneen dhar iyo labataan qof<\/p>\n<p><strong><em>Akhri :- Sababta La Filaayo In \u00a0Aan Xilka Looga Qaadin<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Waa aftahan hadalkiisu u badan yahay kaftan duur-xul siyaasadeed xambaarsan iyo erey-bixino aan cid kale la wadaagin oo uu magacyo gaar ah u samaystay Waana \u00a0dhowr iyo toddobaatan jir ku abtirsada Maakhiriyiinta reer Sanaag ee aan guntooda la gaadhin<\/p>\n<p><strong>2.Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Xussen Cabdi Ducaale :<\/strong><\/p>\n<p>Waxa uu ka mid yahay wasiirrada loo yaqaan lama-taabtaanka ee aannu Madaxweyne Siilaanyo dib u eegin tan iyo markii uu magacaabay \u00a0waana \u00a0nin aamusan oo aan wax saamayn ah ku dhex lahayn loollannada siyaasiga ah ee dalka gudihiisa<\/p>\n<p><strong><em>Akhri :- Sababta La Filaayo In Aan Xilka Looga Qaadin<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Mudadii Muddadii uu xilka hayey waxa uu dedaal xooggan geliyey sidii shirkadaha waaweyn ee macdanta iyo shidaalka loogu dhiirrigelin inay maalgashadaan khayraadka dihin ee waddanka waana nin qaranka u shaqeeyey\u00a0 naftiisana u shaqeeyey<\/p>\n<p>masuulka saddexaad ee aanay marna\u00a0 sahayan seefta isku shaandheynta madaxweyne siilanyo waxaa<\/p>\n<p><strong><em>3.<\/em><em>Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Waxa uu ka mid ahaa mujaahidiintii qoriga sitay ee qaybta ka soo qaatay halgankii SNM ee dib-u-xoreynta Somaliland oo uu dhowr jeer ku dhaawacmay<\/p>\n<p><strong><em>Akhri :- Sababta La Filaayo In Aan Xilka Looga Qaadin<\/em><\/strong><\/p>\n<p>waxaa uu ku\u00a0 guulaystay muddadii uu xilka hayey inuu isu soo dhoweeyo qaybaha culimada ee marar badan isa-seeggu dhexmari jiray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN):- Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu golihiisii wasiirada ugu horeysay ee \u00a0xukuumadiisa uu magcaabey 07.28.2010 isla \u00a0markaana waxaa ay xukuumadaasi \u00a0ka \u00a0koobneyd 20 Wasiir iyo 6 Wasiir ku xigeen . &nbsp; Markii uu madaxweynuhu sameeyey magacaabista\u00a0\u00a0 golaha wasiirada xukuummadiisa cusub intii uu talada dalka hayey waxaa uu sameeyey madaxweynuhu isku shaandheymo\u00a0 badan kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24136,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6hh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24135"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24135\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}