{"id":24062,"date":"2016-08-24T15:33:49","date_gmt":"2016-08-24T15:33:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24062"},"modified":"2016-08-24T15:33:49","modified_gmt":"2016-08-24T15:33:49","slug":"hambalyo-hambalyo-natiijadii-f4-ee-ka-baxday-dugsiga-sare-arabsiyo-sanadkan-2016","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/24\/hambalyo-hambalyo-natiijadii-f4-ee-ka-baxday-dugsiga-sare-arabsiyo-sanadkan-2016\/","title":{"rendered":"Hambalyo  Hambalyo :  Natiijadii F4 ee ka baxday Dugsiga Sare Arabsiyo sanadkan 2016."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa farxad ii ah aadna aan u hanbalyaynayaa ardayda F4 ee ka baxday Dugsiga Sare Arabsiyo sanadkan 2016.<\/p>\n<p>Magaalada Arabsiyo waxay hido u lahayd waligeedna ay ku suntanayd hormoodka waxbarashada. waxa dunida daafaheede iyo dalkaba ku nool arday wax ku baratay dugsiyadii waxbarashada ee faca dheeraa.<\/p>\n<p>Ardayda sanadkan ka baxday waxay muujieen dadaalkoodii oo midha dhalay.<br \/>\nwaxa u fadhiistay F4ka \u00a062 arday oo kala helay sidan:<br \/>\n11 arday grade A<br \/>\n44 arday grade B<br \/>\n6 \u00a0arday grage C<br \/>\n1 \u00a0grage D<\/p>\n<p>waxaa ka muuqata natiijadooda in 88% ay keeneen darajada A &amp; B.<br \/>\nDadaalkaa iyo guusha imtixaanka waxa hiil iyo hooba la barbar joogay walidiintooda iyo macalimiintii oo ay tacabkoodii ka midha dhaliyeen.<br \/>\nwaxa kalee xusid mudan maamulka waxbarashada iyo ganacsade ALI Carab siday xafladii ku xuseen oo barbar taagnaa.<br \/>\nGuushoodan waxay ku dayasho iyo dhiirigalin u tahay kuwa iyaga ka danbeeya inay wadadaas maraan.<\/p>\n<p>Ardaydan waxaan ku waaninayaa imiga ayay idiin bilaabmaysaa waxbarashadii jahaynaysay mustaqbalkiina dhabta ah, sidaas darteed guntiga dhiisha iskaga dhiga sii wada waxbarasha heerka jamacadeed.<\/p>\n<p>Ilaahbaa mahad oo dhan iska leh.<\/p>\n<p>Ahmed Maax Hassan<br \/>\nMaritime &amp; Transit Expert<br \/>\ntel. 25377817718<br \/>\nDjibouti<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa farxad ii ah aadna aan u hanbalyaynayaa ardayda F4 ee ka baxday Dugsiga Sare Arabsiyo sanadkan 2016. Magaalada Arabsiyo waxay hido u lahayd waligeedna ay ku suntanayd hormoodka waxbarashada. waxa dunida daafaheede iyo dalkaba ku nool arday wax ku baratay dugsiyadii waxbarashada ee faca dheeraa. Ardayda sanadkan ka baxday waxay muujieen dadaalkoodii oo midha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24063,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,4,10],"tags":[],"class_list":["post-24062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-english-news","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6g6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24062"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24062\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}