{"id":24046,"date":"2016-08-24T11:18:55","date_gmt":"2016-08-24T11:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.net\/?p=24046"},"modified":"2016-08-24T11:18:55","modified_gmt":"2016-08-24T11:18:55","slug":"wakiilka-ingiriiska-u-qaabilsan-qaramada-midoobey-oo-wax-laga-waydiiyay-codsiga-somaliland-ee-ictiraafka-ku-dalbanayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/08\/24\/wakiilka-ingiriiska-u-qaabilsan-qaramada-midoobey-oo-wax-laga-waydiiyay-codsiga-somaliland-ee-ictiraafka-ku-dalbanayso\/","title":{"rendered":"WAKIILKA INGIRIISKA U QAABILSAN QARAMADA MIDOOBEY OO WAX LAGA WAYDIIYAY CODSIGA SOMALILAND EE ICTIRAAFKA KU DALBANAYSO"},"content":{"rendered":"<div><a title=\"Wakiilka Ingiriiska U Qaabilsan Qaramada Midoobey Oo Wax Laga Waydiiyay Codsiga Somaliland Ee Ictiraafka Ku Dalbanayso\" href=\"http:\/\/foorenews.com\/wakiilka-ingiriiska-u-qaabilsan-qaramada-midoobey-oo-wax-laga-waydiiyay-codsiga-somaliland-ee-ictiraafka-ku-dalbanayso\/\"><img decoding=\"async\" class=\"news-thumb wp-post-image featured \" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/un-uk.png?w=310\" alt=\"Wakiilka Ingiriiska U Qaabilsan Qaramada Midoobey Oo Wax Laga Waydiiyay Codsiga Somaliland Ee Ictiraafka Ku Dalbanayso\" width=\"350\" \/><\/a><\/div>\n<div id=\"ca-pub-7086183862113664:7114148830\" class=\"ads ads_before\"><\/div>\n<p>Hargeysa (AN)- Wakiilka ingiriiska u qaabilsan qaramada midoobey Mr Mathew Rycroft ayaa wax laga waydiiyay codsi ay saxeexeen inka badan hal milyan oo muwaadiniinta Somaliland ah,kaasi oo dunida lagaga codsanayay tixgalinta xuquuqda Somaliland u leedahay aqoonsi caalami ah.<br \/>\nWakiilkan ingiriiska u jooga golaha amaanka iyo qaramada midoobey ayaa ka gaabsaday inuu sharaxaad ka bixiyo mawqfkooda rabitaanka shacabka ,isaga oo ka gaabsaday inay Somaliland lasii shaqayn doonin warbaahinta Inner City Press oo fadhigeedu yahay maraykanka ayaa safiirka ingiriiska waydiisay su\u2019aal nuxurkeedu ahaa<br \/>\n\u201cGolaha amaanku wuxuu shaqaynayaa wax kaste oo ku saabsan somaliya iyo weeraradii argagixiso ee puntland dhawaan ka dhacay balse maxaa kala socotaan codsiga halka milyan ee qof saxeexeen ee lagu codsanayo ictiraad?Hase ahaatee Ambassador Matthew Rycroft wuxuu si kooban ugu jawaabay su\u2019aashii isaga sheegay in waxii u danbeeyey ee ay somaliya kala shaqeeyeen ahaa bayaan ku saabsan sida goluhu uga niyad jabsan yahay dib u dhaca doorashada somaliya,isla markaana ay Somaliland iyo somaliya-ba lasii shaqayn donaan .<br \/>\n\u201cHaddan dib ugu noqdo labada arimooedd waxaany samaynay bayaan ku saabsan dib u dhaca doorashada madaxtooyada somaliya ee dhawaan go\u2019aanku kasoo baxay,kaasi oo ay ku xusnayd sida golaha amaanku uga niyad jabsan yahay dib u dhaca doorashada.Talaabadii u danbeysay ee aan somaliya dhankeeda ka qaadnay taas ayay ahayd,laakiin qaramada midoobey iyo gole amaan ahaanba waan sii wadaynaa la shaqaynta labada dhinac\u201dayuu yidhi Mr Matthew Rycroft .<br \/>\nGolaha amaanka ayaa soo saaray 19-kii bishan bayaan ku saabsan qorshaha doorashada somaliya,kasi oo ay niyad jab kaga muujiyeen doorashada dib uga dhacday wakhtigeedii,sidoo kale ku booriyeen hirgalinta saami qaybsiga dumarka ee 30% ah. Beelaha laga tirada badan yahay iyo bulshada Banaadir.<br \/>\nHase\u2019aahee bayaan ay soo sareen golaha amaanku laguma soo hadal qaadin Somaliland.<br \/>\nHadalka masuulkan ayaa imanaya iyadoo wasiirka arimah dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire madashii lagu soo bandhigayay natiijadda codsiga muwaadiniinta Somaliland saxeexday ku sheegay in caqabadaha ictiraafka hortaagan ay kamid tahay Somaliland oo Daggan,balse indhaha caalamka hayaan meelaha mushkiladuhu ka jiraan ee xalka u baahan balse ay Somaliland aanay wanaageeda u daadin doonin helista ictiraaf iyo indhaha caalamku dadwaynaha ku waydiinayso siday u taageersan yihiin qaddiyadda ictiraaf raadinta Somaliland,taasoo oo ujeedadeedu tahay sidii beesha caalamka loo hor dhigi lahaa rabitaanka bulshada Somaliland ku doonayso kamid noqoshada qaramadda dunida la ictiraafsan yahay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Wakiilka ingiriiska u qaabilsan qaramada midoobey Mr Mathew Rycroft ayaa wax laga waydiiyay codsi ay saxeexeen inka badan hal milyan oo muwaadiniinta Somaliland ah,kaasi oo dunida lagaga codsanayay tixgalinta xuquuqda Somaliland u leedahay aqoonsi caalami ah. Wakiilkan ingiriiska u jooga golaha amaanka iyo qaramada midoobey ayaa ka gaabsaday inuu sharaxaad ka bixiyo mawqfkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24047,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-24046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-6fQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24046"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24046\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}